Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dhimashada iyo Dhawaca Qaraxiii xaley oo sii Kordhaya iyo Alshabaab oo sheegatay.

Qasaaraha ka dhashay qaraxii xalay ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa kordhay, iyadoo weerarkan ay sheegteen Xarakada Al-Shabaab.

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya Col. Maxamed Cumar Madaale ayaa sheegay in qaraxan ay ku dhinteenilaa shan ruux, 25-kalena ay ku dhaawacmeen, isagoo tilmaamay inay gacanta ku dhigeen Ciidamada ammaanka ruux doonayay inuu isku qarxiyo gudaha Hotelka Maka Al-Mukarama.

Col. Madaale ayaa sheegay in ciidamada ammaanka intii ay ku mashquulsanaayeen baaritaanka ninka la qabtay uu qaraxay baabuur banaanka hotelka yaala, kaasoo uu xusay in la doonayay in dad badan lagu laayo.

“Ruuxa doonayay inuu gudaha isku qarxiyo oo watay Laptop ayaa wax ka qaldameen, isagana waxaa qabtay dadkii Hotelka ku jiray oo u gacan geliyay ciidamada ammaanka, ninkaas wajiga wax ka gaaray, wixii uu diyaarsadaya waa u suura geli waayay”ayuu yiri Col. Madaale.

Dhinaca kale Afhayeenka howl galada Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay wakaaladaha wararka ayaa sheegay in labo qarax ay ka geysteen Hotelka Maka Al-Mukarama, isla markaana weerarka ay qaadeen uu sidii loogu tala galay u dhacay, isla markaana Hotelka ay beegsadeen ay degenaayeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Weerarkan ayaa waxaa cambaareeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo tacsi u diray dadkii ku dhintay, wuxuuna u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay in Alle uu bogsiiyo.

Qaraxii xalay ayaa waxaa ku dhintay C/qaadir Aadan Cali oo loo yaqiin Dhuub, kaasoo ahaa arrimo fuliyihii Safaarada Soomaaliya ee Ingiriiska, isagoo ka mid ahaa hogaamiyeyaasha qurba joogta ee dalka Ingiriiska.

qarax-maka-almukarama_1.jpg

qarax-maka-almukarama_2.jpg

qarax-maka-almukarama_3.jpg

qarax-maka-almukarama_4.jpg

qarax-maka-almukarama_5.jpg

qarax-maka-almukarama_6.jpg

qarax-maka-almukarama_7.jpg


Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online
Hargeysa Somaliland.

 

· abdi on November 09 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired