Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Rag Hubaysan Oo La Sheegay Inay Hargeysa Ku Weerareen Guddoomiye Ku Xigeenka 1-Aad Ee Kulmiye Maxamed Kaahin

Hargeysa(Hargeysa Online)Rag hubaysan ayaa la sheegay inay shalay weerar ku soo qaadeen guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Xisbiga Kulmiye, Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed. Sida ay Hargeysa Online u xaqiijiyeen dad xogogaal ah, kuwaas oo tilmaamay in saddex nin oo walaalo ahi ay weerar kula beegsadeen Huteelka Lake Asal ee xaafadda Shacabka ee Magaaladda Hargeysa. Saddex-da nin ee soo weerar Maxamed Kaahin ayaa mid ka mid ah ayaa la sheegay inay markii hore is afdhaafeen, kaas oo sida ay Hargeysa Online u sheegeen dad wakhtigaasi goob-joog ahaa ku ay tilmaameen in hadalo kul-kulul oo ku yidhi waar Ina Kaahinow maad nooga dhex bixi la’dahay anaga iyo Muuse Biixi (Guddoomiyaha Kulmiye), ka dib markii uu hadalkii ka sii xumaadayna uu mid ka mid ah saddexdaas nin uu u dhaqaaqay xaga baabuurkiisa, kaas oo qori daba-laab ah kala soo baxay, isagoo ula soo dhaqaaqay halkii uu Guddoomiye ku xigeenka Kulmiye joogay, una cabaystay qorigii. Ma Jirto ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay Ciidamada Bileyska iyo ragii weerarka qaaday toona oo ku saabsan dhacdadaasi inay ka hadlaan. Si kastaba ha ahaatee dhawaan ayay ahayd markii sidan oo kale Xaafadda Jigjiga yar ee Magaaladda Hargeysa uu nin hubaysani rasaas ku furay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Mudanayaasha Wakiiladda, kaas oo aakhirkii ay ciidanka Bilaysku ninkii Xildhibaanka weeraray ay xabsiga u taxaabeen.

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online
Hargeysa Somaliland.

 

· abdi on November 11 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>