Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Faysal Cali Waraabe oo dalka Turkiga kaga qaybgalay Shir Caalami ah.

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelaka UCID Md. Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka ka qayb galay shir caalami ah oo ka furmay saaka subaxnimadii dalka Turkiga, gaar ahaan magaalada Istanbul, shirkan ayaa wuxuu socon doonaa laba maalmood.

Shirkan ayaa waxa magaca Somaliland ku matalayey Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Xuseen Iyo wafti uu hogaaminayo. Shirkan oo ah shir caalami ayaa waxaa si rasmi ah loogu marti qaaday xisbiga UCID.Taas oo ergada Somalilanda kala kulantay maamuus iyo soo dhaway aad u heer sareysa oo lagu soo dhaweeyey.

Shirkan oo ah shir sanadle ah ayaa waxyaabaha lagu lafa guridoono waxaa ka mid ah sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta Xisbiyada Socialka Caalamka, Hor-u-marka Bulshooyinka Caalamka , Dimuraadiyadda xuquuqal iinsaanka iyo arimo kale oo badan


Maxamed Xasan dheere
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online
Hargeysa Somaliland.

 

· xaaji on November 12 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>