Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Kulan looga Doodayo Mooshinka ka Dhanka ah Xukuumadda Somaliya oo Furmay.

Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho ayaa waxaa ka furmay maanta kulankii looga doodayay mooshinka ka dhan ah xukuumadda Somalia, iyadoo ay goob-joog ahaayeen 248 mudane.

Kulanka ayaa waxaa furay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) isagoo ka dalbaday xildhibaannada inay si Alle ka cabsi leh u meel-mariyeen ajandaha maanta.

“Waxaa loo baahan yahay in goluhu ay ku sifoobaan ka gudbidda marxaladda u dalku ku jiro iyo soo celinta kalsoonida dadka. Xildhibaannada mooshinka soo gudbiyay waxaa looga baahan yahay inay ajandahooda ku saleeyaan horumarka iyo mustaqbalka dalka,” ayuu yiri Jawaari oo kulanka ka hadlay.

Intaa kaddib waxaa isaguna xildhibaannada mooshinka keenay magacooda ku hadlay xildhibaan Khaalid Cumar Cali oo sheegay in mooshinkooda ay u soo gudbiyeen kaddib markii ay xukuumaddu fulin wayday howlihii loo idmaday.

“Xukuumaddu waxay ku guuldarreysatay wax qabashada arrimo badan oo ay ka mid yihiin; ammaanka iyo dhowrista xuquuqda aadanaha,” ayuu xildibaanka, isagoo intaas kaddibna goobta ka akhriyay magacyada xidhibaannadii mooshinka soo gudbiyay.

Mudanayaal badan oo ka qaybgalaya doodda ayaa is-qoray iyadoo xildhibaannada iyo sidoo kale guddoonka baarlamaanka ay isku mari waayeen inta daqiiqo ee xildhibaanku uu hadli karo, iyadoo gudoonka uu soo jeediyay in xildhibaan walba uu hadlayo shan daqiiqo, halka mudanayaashuna ay sheegeen in xeer hoosaadka uu ogol yahay in xidhibaanku uu hadlo 10-daqiiqo, dooddaas oo noqotay mid adag.

Ugu dambeyn, guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in doodda ay billaabanayso berri oo Axad ah, iyadoo markaas kaddibna lasoo xiray kulankii baarlamaanka Soomaaliya.

 

Maxamed Xasan dheere
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online
Hargeysa Somaliland.

 

· xaaji on November 30 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired