Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Barlamaanka Somalia oo Kalsoonidii kala laabtay Xukuumadda Somaliya

Waxaa lasoo gaba-gabeeyay codeyntii loo qaadayay xukuumadda ra’iisul wasaare Saacid, iyadoo xildhibaanada ay si aqlabiyad ah codka ugu diideen xukuumadda.


Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay natiijada, isagoo sheegay in 249-xildhibaan ay codkooda dhiibteen, ayna 184 xildhibaan oo ka mid ahna ay ogolaadeen in xukuumadda kalsoonida lagala laabto, halka 65-mudanena ay ogolaadeen in xukuumaddu ay sii shaqeyso, mana jirto cid ka aamustay.


Prof. Jawaari ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon uu sii shaqeyn doono inta uu madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh kasoo magacaabayo ra’iisul wasaare cusub, kaas oo xilka kala wareegi doona


Natiijadan ayaa timid kaddib saddex maalmood oo xildihibaannadu ay si adag uga doodeen mooshin ka dhan ah xukuumadda Soomaaliya oo ay soo gudbiyeen 168-xildhibaan oo ka tirsan kuwa baarlamaanka.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta sheegay inuu aqbali doono go’aan walba oo kasoo baxa kulanka baarlamaanka, balse ma jirto hadda wax hadal ah oo kasoo baxay ra’iisul wasaaraha.

Mudane Saacid ayaa xilka hayay hal sano, waxaa uu sheegay maanta markii uu qaar ka la mid ah warbaahinta la hadlayay in isaga iyo madaxweynaha ay soo dhex-gashay khilaaf, kaasoo uu sheegay inay heshiis ka gaareen, haddana aysan jirin wax khilaaf ah oo isaga iyo madaxweynaha u dhexeeya.

Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa sheegay in la qaban doono shir jaraa’id oo lagu faah-faahinayo codeynta iyo sida ay u dhacday, waxaana lagu wadaa dhanka kale inuu natiijadan ka hadlo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· abdi on December 02 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired