Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Sargaal ciidanka Boliiska oo ku dhintay qaraxii labaad ee ka dhacay hoteel Jaziira.

Qaraxyo xoogan ayaa caawa fiidkii ka dhacy hoteel Jaziira ee magaalada Muqdisho kaa oo keenay dhimasho badan oo isagu jira ciidan iyo waardiyaasha Hoteelka iyadoona qaraxii caawa uu ahaa mid qorsheysan oo la doonaayey in lagu qarxiyo hoteelka

Waxaa Caawa Hoteelka Jaziira ee
kuyaala Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho lagu weeraray qaraxyo ismiidaamin ah oo is xig xigay kuwaa oo loo adeegsaday gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Qaraxa hore oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qaraxy iridka hore ee Hoteelka Jaziira , waxaana la tilmaamay in gaarigaasi lagu dhuftay gaari kale uu lahaa Sargaal katirsan Hay'ada Nabad Sugida Soomaaliya oo xiliga uu qaraxu dhacayay ku sugnaa gudaha Hotelka.

Qaraxan ayaa la sheegay in uusan dhalin qasaaro sidaa u badan waxaana la tilmaamay in waxyeelo isugu jirta Dhimasho iyo dhaawac uu kasoo gaaray Ciidamo katirsan Dowlada iyo qaar kamid ah Ilaalada Hotelka oo kusugnaa afaafka hore ee Hotelka.

Waxaa goobta uu qaraxu ka dhacay durba soo buux dhaafiyay Ciidamo katirsan Dowlada iyo Saraakiil kuwaa oo halkaasi xiray kana bilaabay baaritaano balse waxaa isla goobtaasi mar kale ku qarxay gaari kale oo isna yaalay meel aan ka fogeyn Hoteelka.

Qasaaraha ugu badan ee ka dhashay Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa la sheegay in uu ka dhashay Weerarka labaad ee loo adeegsaday gaariga Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay kaa oo sababay dhimashada tiro katirsan Ciidanka Dowlada ee goobta soo gaaray.

ku dhawaad 10-qof oo u badan Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhintay Weerarka Ismiidaaminta ah halka tiro kale oo badana ay kasoo gaareen Weerarka Ismiidaaminta dhaawacyo kala duwan.

Dadka dhintay waxaa ku jira Taliyaha Ciidanka Booliiska Saldhiga Degmada Wardhiigley Cabdi Qani Axmed Gacal kaa oo goobta soo gaaray markii uu qaraxii hore dhacay balse ku dhintay qaraxa labaad ee ka dhacay afaafka hore ee Hoteelka Jaziira.

Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen C/xakiin Daahir Saacid oo la hadlay Warbaahinta Dowlada ayaa sheegay in caawa fiidkii ciidamada dowladdu ay banaanka hore ee hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho, ku fashiliyeen Labo Qarax oo loo adeegsaday gawaari walxaha qarxa lagu soo xiray, kuwaas oo ciidamadu tacshiirad la beegsadeen ka hor inta aysan soo gaarin iridda hore ee Hoteelka .

Gen. Saacid ayaa xusay in gaariga hore uu ku qarxay meel ka baxsan iridda hore ee hotelka, isagoo intaa ku daray in daqiiqado kadib ay sidoo kale ciidamadu fashiliyeen qarax kale oo isna loo adeegsaday gaari, isagoo intaa raaciyay in ciidamadu ay toogasho ku dileen Labo ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab oo ismiidaaminayay kuwaas isku dayay iney galaan hoteelka, halka kuwo kalena ay ku dhinteen qaraxyada.

Waxaan wali si rasmi ah loo ogaan karin Qasaaraha ka dhashay Weerarada Ismiidaaminta gaadiidka loo adeegsaday ee caawa ka dhacay afaafka Hore ee Hotelka Jaziira xiliga oo habeen ah darteed.


Cadnaan cali Maxamuud.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Mogdisho,Somaliya.

· abdi on January 02 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>