Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ururka Midowga Afrika Oo Sheegay In Itoobiya Ay Ku Biirayso Hawlgalka AMISOM.

Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay si rasmi ah uga mid noqon doonaan dhawaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, taasoo lagu sheegay in lagu kordhinayo tirada ciidamadan.

Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada iyo Ammaanka Midowga Afrika, Smal Chergui ayaa kulan lagaga hadlayay ammaanka Afrika oo Addis Ababa ka dhacay ka sheegay in ciidamada Itoobiya lagu xoojinayo howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya ka socda.

“Qorshaheennu waa inaan tirada ciidamada AMISOM gaarsiinno 22,000 oo askari oo si howgalka Soomaaliya ka socda loo xoojiyo,” ayuu yidhi Chergui oo intaas ku daray in go’aankoodu uu yahay in Soomaaliya ay nabad noqoto sannadaha soo socda.

Sidoo kale, Smal ayaa sheegay inay la shaqayn doonaan dowladda Somalia iyo ciidamadooda xoogga si ay ula dagaalamaan Xarakada AL-Shabaab lana abuuro jawi ay ku dhici karto doorashada madax-bannaan sannadka 2016-ka.

Kumannaan askarta Itoobiya ah ayaa ku sugan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo aan qayb ka ahayn howgalka Midowga Afrika ee AMISOM, balse dhawaan ayuu ra’iisul wasaaraha Itoobiya sheegay inay ku biiri doonaan AMISOM.

Magaalada Baydhabo ee xarunta Midowga Afrika ayaa waxaa dhawaan soo gaaray cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya oo la sheegay inay qayb ka yihiin kuwa loo diyaarinayo inay ka mid noqdaan howlgalka AMISOM.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay u soo dhaweysay go’aanka Itoobiya ay uga mid noqonayso howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, iyadoo dowladdu ay sannadkan cusub ku sheegtay inuu noqon doono sannadkii lasoo afjari lahaa Al-shabaab.

 

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· abdi on January 17 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>