Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Awdal Oo Md Aareeye Ku Eedeeyey Inuu Fidmo Ka Wado Gobolka Selel.

Xildhibaan Ibraaahim Axmed Iimaan oo ka tirsan xildhibaanada golaha deegaanka Boorama, ayaa xildhibaan Cali Aareeye oo ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland, ku eedeeyey inuu fidmo iyo iska horkeen uu kula dhex jiro beelaha wada dega gobolka Selel, isla markaana ay taladiisu noqotay aflagaadaynta qaawan ee uu ku hayo Madaxda Qaranka oo madaxweyne ku xigeenka Somaliland ka mid yahay.

Xildhibaan Ibraaahim Axmed ayaa sidaasi ku sheegay ,

waxaanu Xildhibaan Cali Aareeye ugu baaqay inuu ka waantoobo dacaayadaha iyo hadalada cunfiga leh ee uu Hargeysa kaga dhex tiraabo, waxaanu sheegay in Cali Aareeye aanu mar kaliya ka hadlin baahiyaha ka jira deegaankaasi gobolka Selel.

“Xildhibaan Cali Aareeyo oo aflagaadaynaya masuuliyiinta qaranka oo uu ugu horeeyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa sidoo kale waxa uu deegaanka Selel ee uu ka soo jeedo xildhibaanku ka wadaa fidmo iyo iska horkeenka bulshada halkaasi wada degta, xildhibaanka waxaan leenahay anagaa Abti kuu codaynay oo ku soo saarnaye, qaranka ha dumin oo dadkana ha iska hor keenine amniga iyo nabad ku wada noolaanshaha dadka walaalaha ah ee meesha wada dega qayb ka qaado, intaad u horseedaysid colaad iyo iska hor keenka bulshada oo maalinba aad Hargeysa kaga dhex Tiraabaysid Hadalo bulshada Cunfi kala dhex dhigaya”. Ayuu yidhi Xildhibaan Ibraahim Axmed Iimaan, waxaanu intaasi ku daray “Cali waxaan leeyahay intii xildhibaannimada laguu doortay maalin kaliya si xor ah adigoo deegaanka uga hadlaya oo baahiyaha bulshada ka hadlaya xildhibaan laguma maqal lagumana arage, ma in aad Hargeysa ka soo caytanto oo aanaad deegaankii lagaa doortay iman ayay taladaadi noqotay.

 

Ifraax maxamed cismaan.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· ifraax on January 19 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>