Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Xarunta SONYO.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay dhagax dhigay dhisme cusub oo loo dhisayo dalladda heer qaran ee ay ku bahoobeen dhallinyarada Somaliland ee SONYO.


Xaflad kooban oo madaxweyne Siilaanyo dhagax ku dhigay waxa ku wehelinayay guddoomiyaha dalladda heer qaran ee ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md. Mubaarik Ismaaciil Taani, Wasiirka wasaaradda dhallinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska Cali Siciid Raygal agaasimaha guud ee Wasaaradda dhallinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Dhabeeye, agaasimaha Fulinta SONYO Md. Siciid Maxamed Axmed, xubno ka socday golaha sare ee SONYO iyo Marti sharaf Kale.

Kadib markii Madaxweynaha Somaliland xadhiga ka soo jaray xarunta cusub ee dhismaha Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha waxa uu lug ku yimid goobta cusub ee laga binaynayo Dhismaha Dalladda SONYO oo ah xaruntii hore ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha. Madaxweynuhu markii uu goobta soo gaadhay waxa soo dhaweeyey Masuuliyiinta SONYO oo uu guddoominayo Mubaarik Ismaaciil Taani oo Madaxweynaha uga mahad celiyey sida qiimaha badan ee uu ugu heellan yahay wax ka qabashada arrimaha dhallinyarada Somaliland isaga oo ku ammaanay doorka uu ka qaaatay sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Somaliland (Somaliland Youth Development Fund).

Guddoomiyaha SONYO Mud Mubaarik Ismaaciil Taani waxa uuu sheegay in dhismahani yahay mid loogu tallo galay dhallinyarada Somaliland isaga oo madaxweynaha uga mahad celiyey siinta uu siiyey xarunta dhismaha laga dhisayo iyo doorka ay ka qaadan doonaan dhismihiisaba. Wasiirka Ciyaaraha Md.Cali Siciid Raygal oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in dhismahan loo dhisayo Dallada SONYO uu yahay mid ay u baahan yihiin, waxaanu madaxweynaha uga mahad celiyey sida quruxda baddan ee uu ugu deeqay bahda dhalinayrada dhulkaasi uu siiyey.

Wasiir Raygal waxa uu SONYO ku ammaanay sida ay u barbar taagan tahay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha oo ay u tahay gacanteedii Midig. Intaa kadib Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo oo hadalkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay ka xukuumad ahaan mar walba barbar taagan yihiin dhallinyarada kuna dadaali doonaan in ay wax badan ka qabtaan doorka ay SONYO kaga jirto horumarinta dhallinyarada isaga oo ballan qaaday in xukuumaddu door weyn ka qaadan doonto dhismaha Xarunta SONYO. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Guddoomiyaha Dalladda SONYO Md. Mubaarik Ismaaciil Taani iyo Wasiirka Dhallinyarada ciyaaraha iyoDalxiisku si wada jir ah u dhagax dhigeen Dhismaha weyn ee ay dalladda SONYO yeelan doonto markii ugu horraysay tan iyo aasaaskeedii oo haatan laga joogo muddo 11 sanadood ah.

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· xaaji on February 21 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired