Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidamada Itoobiya oo Buulaburde looga mudaaharaaday.

Bannaanbax ballaaran oo ay dadweyne boqollaal gaarayaa kasoo qayb galeen, ayaa shalay ka dhacay degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan oo kamid ah deegaanada ay ka arrimiso Xarakada Al-shabaab.



Dibadbaxa oo la sheegay inuu jawaab u yahay mid ka dhan ahaa Al-shabaab oo isla shalay magaalada Muqdisho ka dhacay, waxaa kasoo qayb galay qaar kamid ah saraakiisha Ururka Al-shabaab.

Mas'uuliyiin ka tirsan Shabaabka oo goobta ka hadlay, ayaa aad u cambaareeyey ciidamada Itoobiya ee dhowaan ku biiray howgalka AMISOM, iyagoo ku baaqay dagaal ka dhan ah, islamarkaana dadka Soomaaliyeed u diray farriin ah inay dagaalkaas ka qayb qaataan.

Dhanka kale mas'uuliyiinta Al-shabaab ka tirsan ee goobta uu bannaanbaxu ka dhacay ka hadlay, ayaa sheegay in dadka dibadbaxan ka qayb qaadanayaa aanay ahayn kuwo lasoo khasbay, haseyeeshee ay si iskood ah isugu soo baxeen; si ay dareenkooda u muujiyaan.

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo dadweynihii kale ee dibadbaxaas kasoo qaybgalay, ayaa iyaguna muujiyey sida ay uga xun yihiin ciidamada shisheeye ee Soomaaliya ku sugan, iyagoo sheegay inay hiil iyo hooba kaga qayb qaadanayaan sidii dalka looga xoreyn lahaa- waa sida ay hadalka u dhigeene.

Isla shalay, waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay muddaaharaad ay soo qaban qaabiyeen haweenka gobolka Banaadir, muddaaharaadkaas oo lagu taageeray nabadda laguna dhaleeceeyey Xarakada Al-shabaab, waxaa kasoo qayb galay mas'uuliyiin badan oo dowladda federaalka ka tirsan, kuwaas oo Ra'iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed uu kamid ahaa.

 

Maxamed Xasan dheere.

Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.

Hargeysa Somaliland.

 

· abdi on February 25 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>