Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hambalyo Farxadleh Guusha Laga gaadhay Turxaanbixinta G/Togdheer.

Marka Hore Waxaan salaamaya Bahda saxafada Dhexdhexaadka Ah Iyo Shacabka Qaliga Ah Waslaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu Bacda

Waxaan Manaata Qalinka U qaatay Qiiro Iyo Farxad Ay Igu Dhalisay Markaan Daawaday Waftiga Uu Hogaaminaayo Wasiiru Dawlaha Wasarada Maaliyada Jamuuriyad Somaliland Md Cismaan Cabdillaahi Saxardiid(CADAANI) ee U Tafaxaytay Turxaan Bixinta Dhalinyarada G/Togdheer Ilaahay Ku Guuleeyay Maansha Allahu Maanta Waa Maalin Taariikhiya Waana Maalin xasuus Mudnaan Doonta Wanaaga Iyo Wax Tarka If Iyo Aakhiraba Waa Guul Waana wax Ilaahay Loogu Mahadiyaa Alxamdulilaahi rabil calamiin.

Hadab Waxa Si Gaar Ii Tabtay Qudbadii Wasiirka Oo Qiiro Iyo Dacadnimo Badni Ka Muuqatay Waxan Ii cadaatay Inu wasiir cadaani Yahay nin Dalkiisa Iyo Diintiisa Iyo dsadkiisaba Dacad U Ah Kana Damqanbaya Xumaanta Jecekna Wanaagood Iyo Wada Jirkooda Maansha Allahu

Hadab Anigu Waxaan Muwadin Jecel Wada Jirka dadkayga Iyo Dalkaygaba waxanad Tihiin Hadii Aaf Tihiin Reer Burco Halbawlaha Wadanka Somaliland Waxaa Tihiin Hooyada Iyo Aabaha Somaliland waxaad Tihiin dad Wanaagsan Oo wax Garadka nIyo Kartidu Ku Badan tahay Waxad Tihiin dad Wada Dhashay oo Isku dana Oo Is Xiga Ini Iyo Abtigii Iyo Adeerkii waxase Idinku Dhex Jira Waa SHaydaan Iska Naara Ilahay Xaqa haydin Garan Siiyo Isu Dul qata Heshiiskana Ilaaliya Iyo wada Jirkiina Horumarka Gobalka Ku dadala Waa Laydinka Dheereeyayye Dadaala. Ilaahay Haydiin Fududeeyo Aamiin Aamiin


Waxan Idin Leeyahay Hambalyo Guushaa Maanta aad gaadhena Ilaahay Ugu Mahad Celiya Waxa Isna mahad gaara Mudan waftiga uu Hogaaminaay Wasiir Cadaani Ilahay Haydinka Abaal Mariyo Ayaan Leeyahay Idinka Iyo Inta Idinkala qayb Qadtayba Aamiin Aamiin Aamiin



Waa Guuuuuuuuuuuul Somaliland Usoo Hoyatau Maansha Allahu

Somaliyana Ilaahay Dhibka Haka Dul qaado aamiin Aamiin



Reer Burco Guuuuuuuuuuul Reer T/Dheer Guuuuuuuuuuuuuul Maansha Allahu



By Sidiiq Sh Farah Gabaar

Gaashaan_1986@hotmail.com

· abdi on February 25 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>