Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Haweeney Toogatay Ninkeeda magaalada mogadisho.

Haweeney ayaa toogasho ku dishay saaka aroortii hore seygeeda oo u shaqeynayay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya.

Toogashadan ayaa dhacday xilli mas’uulkan oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Maxamed Sh. Sadiiq uu isku diyaariyay inuu shaqadiisa aado, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay inay disho.

Goobjoogayaal ayaa Hargeysa Online u sheegay in marxuumka la dilay uu lahaa dhowr xaas, lagana yaabo in loo dilay sababo dhinaca masayrka la xiriira, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn.

“Marxuuma waxaa toogatay mid ka mid ah xaasaskiisa, waxayna ku dishay qori u yaallay guriga,” ayuu yiri goobjooge la hadlay Hargeysa Online oo Kaxda ku sugan, isagoo sheegay in haweeneydii dilka geystay ay baxsatay.

Ma jirto faahfaahin intaas ka badan oo laga hayo dilkan iyo inuu jiray khilaaf u dhexeeyay ninka iyo xaaskiisa, iyadoo aysan ahay markii ugu horreysay oo haweeney ay disho saygeeda.

Sannadkii hore ayay ahayd markii haweeney aysan sidan oo kale u dishay saygeeda oo ka mid ahaa saraakiisha hay’adda nabadsugidda Qaranka, xilli ay ku dishay qori uu isagu lahaa.

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

 

· ifraax on February 26 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>