Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Puntland ma dalban ciidamada AMISOM umana baahna.

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warka sheegaya in xukuumaddiisu ay codsatay in ciidamo ka tirsan kuwa howgalka nabad-ilaalinta ee AMISOM ay Puntland yimaadaan.

Madaxweynaha oo maanta waraysi siiyey laanta Afka-soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay in si khaldan loo dhigay waraysi ay dhowaan ka qaadday wakaaladda wararka Reuters ee fadhigeedu uu dalka Ingiriiska yahay.

C/weli Gaas oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay, in waraysiga ay la yeelatay Reuters uu ku sheegay keliya in Puntland ay taageero dhanka loojistikada ah uga baahan tahay AMISOM, gaar ahaan sidii gacan looga siin lahaa sugidda ammaanka xuduudaha ay la wadaagto gobollada ay Puntland deriska yihiin.

Codsigaas isaga ah, wuxuu Madaxweynuhu sabab uga dhigay maadaama Al-shabaab xilligan ay qorsheynayso inay awooddeeda usoo weeciso dhinaca Puntland, howgalka AMISOM-na uu yahay mid dalka oo dhan ku magacaaban, sidaas darteedna ay lagama maarmaan tahay in AMISOM ay Puntland ka caawiso dhanka loojistikada iyo sidii ay ammaanka xuduudaheeda uga dhigi lahayd mid sugan.

"Annagu AMISOM uma aynaan yeeran, Puntland waxay leedahay ciidamo isku filan oo suga nabadgalyada…balse AMISOM waa in ay naga taageeraan dhinaca loojistikada sida in ay na siiyaan qalabka isgaarsiinta iyo agab ciidan oo naga caawinaaya in aan ka hortagno Al-shabaab..." C/weli Gaas ayaa sidaas yiri.

Labo maalmood kahor ayey ahayd markii warbaahinta - gaar ahaan midda onlineke ahi - ay faafisay warka sheegaya in Madaxweynaha Puntland uu dalbaday in ciidamo AMISOM ka tirsan la keeno deegaannada Puntland.


HargeysaOnline.Net

· ifraax on March 09 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>