Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Jamaal Cali oo war-murtiyeed ka soo saaray Dr. Awey Macow.

Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland oo Ruqsad Siisay Dr. Cali Awes Macow,  ma aha in la carqaladeeyo ee waa in la soo dhaweeyaa. Waxaan ka codsanayaa  wasaaradda caafimaadka iyo ciidanka qaabilsan nabad-gelyadda ee dalka Somaliland in ay u kuur galaan oo xaliyaan arrinka Dr. Cali Macow oo ah aqoon yahan Soomaaliyeed oo ka shaqaysta waddamada reer galbeedka, gaar ahaan qaarada Yurub oo arrimo caafimaad doonaayey in uu ka fuliyo waddanka Somaliland.

Dhakhtarkaasi waa in loo fududeeyo hawlaha caafimaad ee uu ka waddo Somaliland wakhtigan xaadirka ah. Waxaa hore loo shaaciyey in markii ugu horeysay in wasaaradda caafimaadka Somaliland ay siisay ruqsaddii uu ku fulin lahaa hawlaha caafimaad ee baahidda ay u qabeen dad badan oo reer Somaliland ahi.

 

Haddana waxaa warbaahinta lagu qoraayey arrin aan ku munaasib ahayn milgihii lagu yaqaanay waddankeena. Dr Macow fadhigiisu waa dalka Ingiriiska, sababta uu Somaliland uga fulinayo hawlo Caafimaadna waxay tahay sidii uu uga faa’iideeyn lahaa aqoontiisa caafimaad ummadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan geeska Afrika maadaama ay Somaliland tahay waddan nabad ah oo dadka mandaqadda geeska Afrika ku dhaqanina ay soo wadda gaadhi karayaan.

 

Sharaf ayeey u tahay ummadda iyo dawladda Somaliland in aynu soo jiidan karno aqoonyahan kartidaasi oo kale leh. Sida la sheegay Dhakhtarku wuxuu leeyahay takhasus xanuunada ku dhaca haweenka, gaar ahaan Uur ku jirta, sida uu telefiishanadana uu ka sii daayey, dadkiina iyadoo aanay cidi khasbin ay isa sii Diiwaan geliyeen.

 

Haddii la hubsanayo aqoontiisa ma xuma laakiin intaan ruqsadda la siinin bay ahayd in la hubsaddo maadaama uu xarumo xaafimaad ku leeyahay waddanka Ingiriiska, hawsha Somalilandna uu ku fulinaayo goobo caafimaad.

 

Imikana waxaan jecelahay in ay ahayd Isfahan la’aan ee loo dhameeyo arrinkiisa sida ugu dhakhsaha badan. Waa wax wanaagsan in Somaliland ay yimaadaan aqoonyahano xirfado kala duwan leh oo caalamka ka socda oo dhalsho walba leh iyadoo la raacaayo shuruucdii waddanka u taallay.

 

Jamaal Cali Xuseen

Musharaxa Jagadda Madaxweyne ee xisbiga UCID, Somaliland

· xaaji on March 30 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>