Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xukuumadda oo laga dhacay Lacag Mishiinada Wakaaladda Korontada.

Warar hoose  ayaa sheegaya sababta Wakaaladda Korontada Hargeysa u xidhantay in ay tahay lacag gaadhaysa laba boqol oo kun oo doolar oo loogu talogalay Dayactirka Mishiinada oo ay soo baxayso in la dhacay oo aan illaa hada la haynin meel ay Jaan iyo Cidhib dhigtay lacagtaasi.

Xukuumadda Somaliland illaa hada kamay hadal dhacdadan lagaga dhacay lacagta, hase yeeshee Xogaha Hargeysa Online helayaa waxay sheegayaan in Xukuumaddu Lacagtan ku shubtay Xisaab Nin Hindi ah uga furnayd mid ka mid ah Bangiyada Imaaraadka Carabta isla markaana Xukuumaddu u marisay mid ka mid ah xawaaladaha Somalida si uu ugu soo Iibiyo qalab lagu dayactiro Mishiinada Wakaaladda oo daalanaa maalmahaasi ka hor intii aanay bakhtiyin.

Lama oga illaa hadda sababta ay Xukuumaddu lacag intaas leeg u marisay Xawaalad ama ay nin Hindi ah oo aan damaanad laga haynin ugu shubtay, iyadoo ay Hargeysa ka furan tahay wakaaladda ay leeyihiin Shirkadaha waaweyn ee sameeya Mishiinada Wakaaladdu isticmaasho, kuwaas oo dayactiri lahaa iyadoo aan lacagta la wada siin.

Wakaaladda Korontada Hargeysa ayey Albaabadu si rasmi ah ugu xidhmeen kadib markii Lacagtaas oo lagu qadaray illaa boqol iyo Lixdan kun ama laba boqol oo kun oo Doolar laga dhacay, taasoo quus ku riday Xukuumaddau in ay tahli kari waydo in ay hesho xal kale oo ay ku sii wado Laydhkii ay Dadweynaha siin jirtay oo ay Caasimaddu aad u tabtay.

Ila wareedyo u dhuun daloola talaabada xigta ee ay xukuumaddu kaga jawaabayso dhacdadan ku habsatay Wakaaladda korontada Hargeysa ayaa sheegaya in ay qaadayso laba talaabo oo deg deg ah oo ay midi tahay in cid dhakhso u kicisa loo magacaabo wakaaladda iyo in talaabo laga qaado cidii lugta ku lahayd lacagta la dhacay.

Dhinaac kale, waxa la sheegay in ay suurtogali wayday amar shalay la doonayey in lagu xidh xidho shaqaalihii wakaaladaasi oo qaarkood shir jaraa’id oo ay qabteen ku sheegay in Xukuumaddu sabab u ahayd in mishiinadu fadhiistaan iyagoo ku Eedeeyey in ay doonayso in ay ka Iibiso ganacsato waaweyn oo lala galay heshiis hoose.

 

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· ifraax on April 08 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired