Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Siilaanyo oo shacabka reer berbera la tukaday salaad roob doona ah.

Berbera (Hargeysa Online)Waxaan Illaahay ka baryayaa inuu ducadeena aqbalo waxaynu nahay dad xoolo dhaqato ah oo roobka baahi weyn u qaba” waxa sidaasi Goobtii salaada Roob-doonta lagu tukaday ka yidhi Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo.

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Saaka Saalada Roob doonta La Tukaday Dadweynaha Reer Berbera Oo isugu Soo Baxay Barxada Lagu Tukado Salaada Cida waxaana Madaxweynaha halkaasi ku wehelinayay Masuuliyiinta Badhasaabka gobolka Saxil, Maayarka Berbera iyo Maareeyaha Dekeda Berbera ENg Cali Xoor Xoor iyo Xubno la socday Madaxweynaha Oo uu Kamid yahay Taliyayaasha Ciidanka Policeka iyo Xeebaha ee Somaliland , Xoghayaha gaar ah ee Madaxweynaha, iyo Maareeyaha Tvga Qaranka iyo Xubno kale.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalilamd Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Halkaasi kala Hadlay Dadweynaha Reer Berbera ayaa illaahay ka baryay in roob degdeg ah inoo shubo waxaanu hoosta ka xariiqay in bulshada somaliland ay tahay bulsho xoolo dhaqato iyo beeralay ah oo baahi weyn u qabto roobka waxaanu halkaasi ugu duceeyey dadka reer somaliland oo dhan isagoo illaahay ka rajeeyey roob kheyr badan oo bilaa dhib ah.

Sidoo kalena Culimada Magaalada Berbera ayaa halkaasi kasoo jeediyey khudbado diini ah oo ay kaga hadlayeen in lasasaamaxo iyo ilaahay loo toobadkeeno culimadaasi oo ay kamid ahaayeen Sheekh Saleebaan Sacid Cali iyo Sheekh Muuse Abyan oo ka waramay doorka diinteena ee in la tukado salaada Roob doonta ah ee illaahay lagaga baryayo roobka iyo naxariistiisa maadaama dalka abaaro ka jiraan.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa dadka reer Berbera slaan gacan haadis ah ku dhexmaray markii laga baxay salaada waxaanay siweyn usoo dhaweeyeen madaxweynaha oo mudo sedex maalmood socdaal shakhsi ah ku jooga magaalada berbera halkaasi oo uu maalintii shalay dadka reer berbera la tukaday slaadii jimcaha.

 


Ayaan maxamed cismaan.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· ifraax on April 27 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>