Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Ammaanka Dalalka Africa oo ka Furmay Dalka Itoobiya

Magaalada Bahar-Dar ee dalka Ethiopia waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlaayey arrimaha amaanka ee dalalka Africa, shirkaasi oo ay ka qayb galayaan madaxda ugu saraysa dalalka Africa.

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Max'ed Cali Gaas ayaa ka mid ah madaxda Africa ee shirkaasi ka qayb gashay, wuxuuna Madaxweyne Gaas maalinta berri ah uu shirkaasi ka jeedin doonaa khudbad tariikhi ah oo salka ku haysa amaanka dalalka Africa iyo qaabka loo tayan karo.

Shirkaas waxaa sidoo kale ka qayb galaya Madaxweynayaasha Dalalka Sudan,Uganda, Kenya iyo dalal kale oo fara badan, kuwaas ka dhiibandoona afkaarta ay ka qabaan qaabka loo miisaami karo wax ka qabashada ammaanka dalalka Africa.

Shirka ayaa la filayaa in laga soo saaro qodobo dhowr ah kuwaas oo la doonayo in lagu xoojiyo amaanka dalalka Africa, wuxuuna soo dhamaan doonaa maalinta berri ah iyadoo ay harsan yihiin khudbado kale oo dheeraad ah oo ay soo jeedin doonaan maaxda shirkaasi ka qayb galaysa oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabd-weli Max'ed Cali Gaas.

HargeysaOnline.Net

 

· ifraax on April 27 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired