Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo Moqdisho looga yeeray.

Safiirka Somalia u fadhiya dalka Kenya ayaa soo gaaray maanta Muqdisho, isagoo sheegay in sababta uu yimid ay tahay sidii uu xukuumadda warbixin uga siin lahaa xariggii qunsulka safaaradda Somalia ee Kenya.

Danjire Maxamed Cali Nuur Amerika ayaa sidoo kale imaanshihiisa ku sheegay inay la xiriirto u yeeristii ay xukuumadda Soomaaliya u yeertay si ay wadatashi ugala yeeshaan howlgallada lagu qabqabanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Kenya ku nool, gaar ahaan magaalada Niarobi.

Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mahad Maxamed Salaad iyo mas'uuliyiin kale ayaa ku soo dhaweeyay safiirka garoonka diyaaradaha Xamar, iyadoo dajiruhu uu sheegay inuu Muqdisho ku sugnaan doono laba maalmood.

“Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka, si loogala tashado xariggii ay u geysteen ciidamada booliiska Kenya qunsulka safaaradda Soomaaliya ee Kenya iyo howlgallada lagu qabqabanayo Soomaalida ku nool Islii,”ayuu yiri wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda oo shir jaraa’id ay wada qabteen isaga iyo danijraha Soomaaliya ee Kenya.

Sidoo kale, danjire Ameerika ayaa isna dhankiisa waxaa uu mar kale muujiyay sida uu uga xun yahay tallaabada lagu xiray qunsulka oo ku sheegay mid aysan u dulqaadanayn, kana hor-imaanaysa xeerarka dumbalaasiyadda caalamka.

“Kenya waa dala aan walaano nahay, waxaana uga maahdcelinaynaa ciidanka ay u soo dirtay Soomaaliya ee qaybta ka ah AMISOM iyo marti-gelinta qoxootiga Soomaalida ah ee dalkeeda ku sugan, balse uma dulqaadanayno dhibaatooyinka ay ku hayso Soomaaliya iyo xariggii qunsulka Soomaaliya,” ayuu yiri Ameerika.

Xukuumada Soomaaliya oo aan wali qaadin wax tallaabo ah ayaa ka dalbatay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya inay war cad ka keento, hase ahaatee wasaaradda ayaan wali iyana wax qoraal ah ama cabasho ah kasoo saarin.

Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, Siyaad Maxamuud Shire ayaa muddo saddex saacadood ah waxaa xiray booliiska Kenya, kaddib markii gellinkii dambe ee Jimcihii ay gurigiisa ugu galeen ayna xireen isaga iyo xubno kale.


Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· abdi on April 28 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired