Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Sheegay in qaraxyadii Hargeysa ka dhacay ay Dad u soo qabqabteen, Cidii ka Danbeysan Ciqaab ay Marindoonan.

Hargeysa(Hargeysa Online) Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md.Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Labbadii qarax ee Xallay iyo Habeen hore ka kala dhacay Magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay in qaraxyadaasi ay ahaayeen Shaani ladhigo meelahasi oo laggu khalkhalgalinayo Dadka Maatida ah ee isku jirra caruurta iyo haweenka, waxaanu Tilmaamay in ay gacanta ku soo dhigeen illaa 5 Qof kuwaasi oo la tuhunsan yahay, qaar kalena ay ku daba jiraan, waxaanu sheegay in ciidda ka qarxinaysa shaaniyada ay gacan bir ah ku qabandoonan oo Abaalkooda ay ka waraabindoonan ciqaab culusna ay marindoonan.

Sidaasi waxa uu wasiirku ku sheegay Shirjaraa’id oo Goordhaweyd uu ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa oo ay ku wahelinayeen Taliyaha Booliska ee Somaliland Cabdilaahi fadal Imaan iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Asluubta iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan Amaanka.

Wasiirka Arrimaha Guduhu waxa uu sheegay in Qaraxyadani ay billaameen tan iyo intii uu billaamay Khilaafka Xisbiga Kulmiye waxaanu wasiirku si cad uu sheegay in dad waaweyn oo masuuliyiin ahi ay dalka khalkhal galinayaan isaga oo sheegay in aanay u dulqaadanayn cidii falkaasi ka danbeysay.

Wasiir warancade waxa kale oo uu sheegay in Wasiir-kuxigeenkii  Amniga Cabdilaahi Abokor ay ku soo qabteen Gurrigiisa Hub isku jira Bikemayo, AK-47 iyo Bastoolado waxaanu wasiirku sheegay in markii ciidanka boolisku gurriga ay tageen ay iska caaabin ay la kulmeen oo Naftii Booliska la halis galaiyey.

Wasiirku wax auus ahcabka Somaliland ugu baaqay in ay waxa dhib ahi jirin oo ay isdajiiyan.


Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

 

· ifraax on May 30 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired