Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddida Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Axsaabta oo go’aan ka soo saaray.

 

Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka ayaa maanta soo saaray go’aan rasmi ah oo ay ku caddaynayaan in ay sharci yihiin Liisaska Guddiyadii iyo go’aamadii ka soo baxay guddidii shirweynihii Saddexaas ee Xisbiga Kulmiye. breaaGo’aanka ay Guddida Diiwaangelintu soo saareen waxa ay ku sheegeen in aanu jirin Liisas kale ama go’aamo kale oo soo gaadhay xafiiskooda, isla markaana aanay arag wax cabasho ah oo ka soo gaadhay Garabka kale ee Kulmiye ee ay hogaaminayaan Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin.Qoraalka rasmiga ah eek a soo baxay Guddida Diiwaangelinta oo Hargeysa Online Nuqul ka mid ah heshay goor dhaweyd ayaa u dhigan sidan:Ku: Hogaanka Xisbiga KulmiyeOg: Xeer Ilaaliyaha Guud ee qaran JSLOg: Madaxweynaha J.S.LUjeeddoo: Cadayn diiwaanagelinAnagoo tixraacayna Xeer No: 14 qoddobkiisa 25aad faqraddiisa 4aad iyo 5aad oo u dhigan sidan:4-(shirweynaha xisbiga waxa lagu dooranayaa b. xubnaha hogaanka Xisbiga iyo guddida fulinta
t. Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga
J. waxa lagu ansixinayaa barnaamijka iyo Xeer hoosaadka Xisbiga)5. (Liiska xubnaha guddida fulinta iyo Golaha Dhexe ee xisbiga iyo nuqul xeer hioosaadkooda ka mid ah waxa loo gudbinayaa xeer ilaalinta, komishanka Doorashooyinka iyo guddida diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo Ansixinta axsaabta qaranka muddo aan ka badnayn 30 maalmood shirweynaha kadib)Anagoo tixraacayna qodobka 19aad ee distoorka Xisbiga Kulmiye xarafkiisa (x) faqradiisa 1aad oo u dhigan sidan (marka laga reebo xubnaha golaha dhexe ku soo gelaya qaabka ku xusan qodobka 27aad soo xulista xubnaha golaha dhexe waxa magacyadooda ergada goboladdu ku soo ururinayaan xoghaynta shirweynaha).Anagoo tixraacayna qod 25aad ee Xeer No:14 ee u dhigan sidan (guddida diiwaangelinta wuxuu awood u leeyahay in uu soo saaro xeer nidaamiye (reuglations) xeerka habdhaqanka (Code of Conduct) iyo awaamiir (directives) aan ka hor imanayn xeerkan.Gudidu waxay halkan ku cadaynaysaa1.      In uu na soo gaadhay go’aamadii shirweynaha sadexaad ee xisbiga Kulmiye ee qabsoomay 28-29/04/2014 Go’aamadaas oo ah1.      Go’aamadii shirweynaha sadexaad ee xisbiga Kulmiye2.      Liiska hogaanka ee Xisbiga Kulmiye3.      Liiska Guddida fulinta ee xisbiga Kulmiye4.      Liiska Golaha Dhexe ee Xisbiga KulmiyeGo’aamadan oo ay saxeexeen shirgudoonka shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye.2.      In aan guddida haba yaraatee aanay soo gaadhin go’aamo, liisas kale iyo wax cabashooyin ahi.3.    diiaa2Iyadoo guddidu xafiiska fadhiday illaa lixdii galabnimo 6:00pm ee 29/05/2014 taariikhdaas oo ay ku ekayd waqtigii uu Xeer No:14 qodobkiisa 25aad ee aynu soo sheegnay ku xadeeyey wakhtiga kama danbaysta ah ee lasoo gudbin karo go’aamada shirweynaha.Sidaas darteed, waxay guddidu aqoonsatay inay go’aamadaas soo gaadhay ee ay ku saxeexan yihiin shirguddoonkii shirweynaha 3aad ee xisbiga Kulmiye yihiin kuwa sharciga ah.Allaa Mahad LehSaxeexa Magacyada gudida:1.      C/risaaq Jaamac Cumar2.      Aadan Geedi Qayaad3.      Cumar Xassan Axmed4.      Xasan Axmed Ducaale5.      Cabdalle Ibraahim Maxamed6.      Maxamed Cabdi maalik7.      Ismaaciil C/laahi Cali.

 



Maxamed Xasan dheere.

Xafiiska Wararka  ee Hargeysa Online. 

Hargeysa Somaliland.

· abdi on May 31 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired