Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shirwayne uga qabsoomay beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale)Carriga Ingiriiska magaalada London.

Bismillaahi Arramanirraxeem. Mudanayaal iyo marwooyinka sharafta iyo maammuuska naga mudan waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.


 

Waxaa shir ku kulmay beelwaynta Daa,uud Ismaci(Ciidagale) ee deggen dalka Ingiriiska maalintii ay taariikhdu ahayd 21/06/2014 ,waxaana ka soo qayb galay bulshada beeshan qaybaheeda kala duwan kana kala yimi gobollada iyo deegaannada dalkan, waxaana ku kulmay wajiyo isu baahnaa in ay madal sidan oo kale ah ku kulmaan kuwaas oo laga dheehanayey farxad iyo ididiilo hor leh, shirkaas oo ay ujeedadiisu ahayd in lagu doorto guddi cusub oo ay yeelato beeshu una hawl gasha sidii ay wax ugala qaban lahayd danaheeda,waxaanay guddani beddeshay middii hore hoggaanka ugu soo haysay muddada labada sannadood ahayd waxna dheeraayeen taas oo soo gaadhsiisay meel laga sii amba qaadi karo,guddida cusubi waxay ku dedaali doontaa sidii ay uga midho dhalin lahayd baahiyaha jira gaarahaan adkaynta midnimada meel kasta oo ay beeshu ku dhaqantay ,qurbaha oo ay xidhiidh la samayn doonto iyo dalkii Somaliland intaba,guddidu waxay ballan qaadaysaa wada shaqaynta bulshadan qaybaheeda kala duwan sida; madaxdhameedaka beesha,ganacsatada,ururrda jira kana mid yihiin ururwaynaha guud ee Gaaroodi,ururrda soo raaca sida Haldoor,Hablaha Gaaroodi,Gacanqabad,Guryasamo iyo kuwa anaan halkan ku xusin. 

img-20140622-wa0000.jpg

 

img-20140622-wa0001.jpg

img-20140622-wa0003.jpg

img-20140622-wa0004.jpg

img-20140622-wa0005.jpg

img-20140623-wa0001.jpg

img-20140623-wa0002.jpg

img-20140623-wa0004.jpg


 

Shirkaas waxaa hadalo dhaxal gala ah ka jeediyey mudanayaal iyo marwooyin sharaf ka mudan beesha oo dhammaantood ku celceliyey muhiimada ay leeyihiin wada jirku,iska warhaynta iyo sidii loogu guntan lahaa horumarka dhinac walba.


 

Qodobada ka soo baxay shirkaas ee laysla afgartay waxaa ka mid ah.

 

  1. In si isdajoog ah looga wada qayb qaato dhammaystirta waddada cad.
  2. Ku dhawaaqidda guddi cusub.
  3. Ilaalinta nabadgelyada dal kasta oo la joogo.
  4. In horumarka laga wada shaqeeyo qurbajoogga iyo dalka Somaliland gudihiisaba.
  5. In shir beeshu u dhantay dalka gudihiisa lagu qabto inta aanu sannadkani dhammaan kaas oo ay iska kaashanayaan dhammaan bulshada beesha qaybaheeda kala duwan.
  6.  Beelaha dalka Somaliland wada dega walaalnimo beeshu kula noolaato.
  7. In la sii adkeeyo midnimada beesha meelna looga soo wada jeedo.
  8. In la tix galiyo kala dambaynta taas oo lagu gaadhi karo liibaanta nolosha.
  9. In la badiyo ixtiraamka lagana dheeraado wax kasta oo dhibaato keeni kara.


 

Magacyada guddida la doortay iyo qaab dhismeedkeeda.

 
  1. Deeq Cabdi Digale======= Guddoomiye.
  2. Mustafe Cabdulahi Ismacil==Guddoomiye ku xigeen.
  3. Cabdulqadir Cali Baraar===Xoghaye.
  4. Cabdi Cabdulahi Mooge==xubin.
  5. Maxamed Cabdi Omaar===xubin.
  6. Mawlid Axmed Iidan======xubin.
  7. Adan Farax Geedi=========Xubin.
  8. Ismacil Muxumed Caligod==xubin.
  9. Cabddulahi Xasan Maxamed=xubin.
Garabka haweenka.
  1. Sahra Ismacil Xasan========Guddoomiye garabka haweenka.
  2. Hodan Suldan Rashid======Khasnajiyad.
  3. Amina Xaashi Guuled======xubin.
  4. Fosiya Cisman Cawaale=====xubin.
  5. Ifrax Maxamed Baaruud====xubin.
  6. Fardawsa Adan Koodbuur==xubin.
Wadarta guud ee guddida horumarinta beesha Ciidagale UK waa 15.

 
Guddida hoosaad guurtida,marjaca ama musdambeedka.
  1. Adan Mooge Xirsi (Adan ingiriis)
  2. Maxamed  Xasan Jafal.
  3. Maxamed Yusuf Diirqadhaadh.
  4. Xasan Macalin.
  5. Abokor M.Shukri.
  6. Sheekh Ibrahim.
  7. Ismacil A.Xaawa.
Gudida cusubi waxay odayaashan uga faa,iidaysan doonta aqoontooda, waxaa kale oo ay guddidu tixgelinaysaa cid kasta oo beesha ah oo talo, tusaale iyo toosin ku kordhinaysa.

 

 
                                                                                                              
Wa billaahi tawfiiq
Guddoomiyaha beesha Ciidagale ee deggen UK
Deeq Cabdi Digale
#wmMessage .ExternalClass .ecxhmmessage P { padding:0px; } #wmMessage .ExternalClass body.ecxhmmessage { font-size:12pt; font-family:Calibri; }
· ifraax on June 24 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>