Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidanka Qaranka Somaliland oo saaka ka soo guuray Taleex.

 

Taleex(Hargeysa Online) wararka ka soo baxaya jiida Taleex ayaa sheegaya in ay xalay ka soo guureen Ciidanka Qaranka Somaliland, isla markaana ay ku soo noqday saldhigyadii ay ka ruqaansadeen markii ay weerarayeen kooxdii Khaatumo ee shirka ka waday magaaladaasi. Lama oga sababta ay Ciidanka qaranka Somaliland uga soo guureen fadhiisimadii ay ka samaysteen duleedka Taleex, hase yeeshee warar Farriinnews.com ka heshay Ciidamada ayaa sheegaya in dib loo soo raray ciidanka. Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo ka mid ahaa weftigii xukuumaddu u dirtay Taleex ayaa sheegay inay 150 askari oo deegaanka ah u Qarameeyeen Degmadda, kuwaas oo uu sheegay amaanka inay sugi doonaan.

Saraakiisha Ciidanka qaranka iyo Xukuumadda Somaliland wali kamay hadal soo guuritaanka Ciidanka, hase yeeshee waxay u muuqataa in Qorshe cad Xukuumaddu kaga soo guurtay maadaama ay ka eriday Kooxdii Khaatumo ee shirka wadatay. Nin sheegtay in uu ka mid yahay Aqoonyahanka Degmadda oo saaka BBC-da la hadlay ayaa Somaliland ugu baaqay inay Ciidanka ka dul qaado, isagoo sheegay kooxdii Taleex in ay Kaynta galeen oo laga awood roonaaday.

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

 

· ifraax on June 26 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>