Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

AMISOM & Mareykanka oo ka digay weeraro ka dhaca Muqdisho Ramadaanka.

Qoraallo ay soo kala saareen AMISOM iyo Mareykanka ayaa looga digay weerarro argagaxiso oo ay Al-shabaab ka geysato magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan; iyagoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay feejignaan dheeri ah muujintaan inta lagu jiro Ramadaanka. Mareykanka iyo AMISOM ayaa qoraalkooda ku sheegay inay hambalyo u dirayaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta, tasaoo ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan oo lagu wado inay berri billlaabto. AMISOM iyo Maraykanka ayaa ku dhiirri-galiyeen shacabka muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed inay faai’daysataan wajibaadka bisha Ramadaan; iyagoo ka fogaanaya wax kasta oo diinta Islaamku ay mamnuucday iyo waxyaabaha qal-qal-gelin kara ammaanka Soomaaliya. Dingiintan ayaa waxay kusoo beegmaysaa iyadoo Al-shabaab ay sheegeen inay sare u qaadayaan weerarrada ay ku hayaan dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM ee dalka ku sugan, iyagoo shacabka uga digay inay u dhawaadaan meel walba oo ay degen yihiin dowladda iyo AMISOM. Booliiska Soomaaliya ayaa maalmo ka hor sheegay inay ka hortagayaan weerarro walba oo kaga yimaada dhinaca Al-shabaab, iyadoo afhayeenka booliiska uu ku sheegay war uu saxaafadda siiyay inay ciidammo badan oo amniga suga la keenay Muqdisho. Dhanka kale, waxaa jira warar ay shacabku isla dhexmarayaan oo ah inay 30-ka maalmood ee Ramadaanka ay dhici karaan qaraxyo waaweyn oo dhibaatooyin ay kasoo gaarto shacabka Soomaaliyeed. Ugu dambeyn, xukuumadda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa labaduba waxay mid ka yihiin in berri oo Axad ah ay billaabanayso bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo ugu baaqay muslimiinta ah inay u diyaar garoobaan gudashada Ramadaanka.

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

 

· ifraax on June 28 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired