Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shirkii dhexmaray Barack Obama & Madaxda dalalka Afrika.

Maalin ka hor waxaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka lagu soo gaba-gabeeyay shirkii ugu horreeyay oo ay yeeshaan madaxda Afrika iyo madaxweye Mareykan ah, kaasoo inta badan looga hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka Mareykanka iyo Afrika u dhexeeya.


Shirkan oo ay ka qaybgaleen inka badan 50-hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin, adkeynta xiriirka labada dhinac, xoojinta amniga, horumarinta dhaqaale iyo kuwo kale.

afri1.jpg

 

afri2.jpg

afri3.jpg

afri4.jpg

afri5.jpg

afri6.jpg

afri7.jpg

Xubnihii kulankaas ka qaybgalay waxaa ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in la isku af-gartay dhammaan qodobbadii looga hadlay shirka, ayna Afrikaan ahaan ku faraxsan yihiin in Mareykanka uu ka ballan-qaaday shirka inuu kordhinayo taageerada uu siiyo Afrika.

Mareykanka ayaa ballanqaaday inuu balaayiin doollar ku bixinayo horumarinta Qaaradda Afrika, isagoo si gaar ah u diiradda u saaray ammaanka iyo ka hortagga cudurka halista ah ee Ebola oo kusii baahaya dalal ku yaalla galbeedka Afrika.

Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo dhexmara hoggaamiyeyaasha dalalka Afrika iyo madaxweyne Mareykan ah, iyadoo la sheegay in qorshaha uu Mareykanku uu yahay si uu ganacsiga Qaaradda Afrika oo kobcaya uu ugula loolami lahaa Shiinaha.

Dowladda Washington ayaan shirkan ku casuumin madax Afrikaan ah oo ay ka mid yihiin; madaxweynaha Sudan, Cumar Xasan Al-Bashiir, madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe, madaxweynaha dalka Eritrea Issias Efwerki oo tuhmanayaal u ah reer galbeedka iyo madax kale oo Afrikaan ah.

Arrintan ayaa waxaa ka hadlay dalka Zimbabwe; iyadoo afhayeenka xukuumadda dalkaas uu sheegay in ku casuumid la'aanta shirkaas ee dalkooda aysan wax micno ah soo kodhin doonin, iyadoo la xusuusto in Robert Mogabe uu dhowr jeer oo hore dhaleeceeyay reer galbeedka.

· ifraax on August 08 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>