Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Airportka Magalada Burco Maxa Loo Dhamayn Waayay Ee Loo Xistiyay.

Airportka Magalada Burco Maxa Loo Dhamayn Waayay Ee Loo Xistiyay Waa Casimadii Labade Dalkee By Jaliyadaha G/Togdheer Ee SkandenaviankaMarka Hore Waxaan Salaamaya Dhamaanba Saxaafada Xorta Ah Ee Dhex Dhexaadka Ah Iyo Shacabka Qaaliaga Ah Gudah Iyo Dibadaba Waxsaalmu Calaykum Waraxmatulaahi wabarkaatu, Bacda



Waxaan Maanta Qalinka U qatay Kadib Markii Aan Arkay Caasimada labaad Ee Dalka BURCO Oo Aan Wakhtigaa Loo Dhamynin Airportkii Loo Ururiyay Dhaqaalaha Ee Qurba Joogu U Hagar Baxay Ee Loo Gurnaday Oo Lafilaayay In Mudo Hore Uu Dhamaado waxa aan Raad Raacay Dhibka Iyo Ujeedadad Ka dambaysa waxa Loo Dhamayn waayay Loona Furi Waayay

Waxay fadhiistay Oo Uu raadkii galay Inuu Ku Fadhiyo wasiirka Duulista Maxamuud Xaashi cabdi Oo Ah wasiir Waliba U Dhashay Gobolka Kuna Soo Barbaaray Waxana Ku Soo bartay Hadaba waxana Ku Soo Bartay.

Hadaba waxa Is waydiin Mudan Ma Xistibaa Ku Jira wasiirka?----Mise Hanti Ayuu Ku Doonaya  wasiirku?-----------Mise Xaasidnimo Ayuu Ugu Fadhiyaa? hadaba sadexda Qodob waxaynu kala Oganaynaa jawaabtooda Codsiga Hoos Ku Qoran Sida Uu Ka Yeelo wasiirku



Hadaba waxaan Leenahay Wasiirka Duulista Maxamuud xaashi cabdi Waxaanu Kaa Codsanaynaa Anagoo Ah jaaliayadaha Reer Toghdeer Ee Qurbaha Waa Inaad Hoos U Eegtaa baahida Loo qabao Airportka BURCO Oo Ah Mid Halbawle U Ah Bariga Somaliland Isgoo Ku Yaala Casiamada Labaad ee Dalka fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa Inaad sida Ugu Dhakhasaha Badan Aad U Dhamaystirto Garoonka Diyaaradaha oo Uu U cadilanayahay dadka Iyo Gobolada Bariguba hadaad wasiir Codsiagayga Aqbasho waanu Ku Ducaynaynaa hadaad Diido waa Mudaharaad Iyo Xumaan wabilaahi Tawfiiq.  



By Jaaliayadaha G/Togdheer Ee Skandenavianka 

· ifraax on August 10 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>