Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hadii Nabadgelyada Somaliland Wiiqantana ta Itoobiyana Way Wiiqmi doontaa.

Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa dhawaaqa Reer galbeedka ee ku aadan in Somaliland ciidankeeda kala soo baxdo Saax-dheer yahay mid aan Somaliland xaq loogu lahayn. Waxa uu sheegay in Amaanka degaankaasi oo xumaadaa saamayn ku leeyahay Itoobiya iyo geeska Africa ba.

“Ka soo baxa SAAXDHEER waa maamul goboleed Somalia ahe wax la qaadan karo maaha hadii Madaxwayne Silanyo aqbalo na waa KHIYAAMO QARAN( High Treason). Waxa aynu ummad ahaan xaq u leenahay Maraykan iyo Ingiriis iyo Qaramada Midoobay iyo cid kale midna in aynu uga tanaasulo maaha. Hadii xukuumaddu aqbasho ka soo bixitaanka Saaxdheer waxay taa micnaheedu tahay in aynaan xaq u lahayn hadii aynaan xaq u lahayna Laascaanoodna markaa xaq uma lihin ee ha laga soo saaro ciidamada miyaa?” ayuu yidhi Cali Guray

Cali Guray oo ka hadlaya Saamaynta Amaan daro ka dhalata Somaliland ku yeelanayso Geeskak Africa waxa uu yidhi “Waxa muhiim ah mawqifka Itoobiya, hadii aanu farogelinba ahayn ee maamul goboleedka Khaatmo State ee Somalia in laga dhex dhiso Somaliland. Itoobiya waa in loo cadeeyo in mucaarid la taageeraa uu mucaarid la taageero leeyahay. Hadii nabadgelyada Somaliland wiiqantona ta Itoobiyana way wiiqmi xasiloonida Geeska Africa na way khalhkali doonta, taasina nabadiid mooyee nabadoon dan uma aha.”

Cali Guray waxa uu sheegay in Beesha Degta degaanada Bariga Somaliland tahay Umad reer Somaliland ah islamarkaana Garoowe iyo Xamar ay ku yihiin Marti balse aanay Hargeysa Marti ku ahayn.waxa uu sheegay inuu taageersan yahay hanaan kasta oo nabadeed oo tabashadooda lagu dhamaynayo.

Waxa uu Cali Guray Dhaliilay Siyaasadda Xukumadda ee ku wajahan Degaamada Bariga, isagoo sheegay inuu qirayo Dedaalka Wasiirka Caafimaadka Mr Saleebaan Xaglotoosiye.

HargeysaOnline.Net

 

· ifraax on August 30 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>