Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha oo Xariga ka jaray Qaadashadda Baasaboorka Cusub.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa si rasmiya u furay qaadashada Baasboorka Somaliland ee Cusub ee loo yaqaano E-passport-ka.

Madaxweynaha ayaa noqday qofkii ugu horeeyey ee qaata Baasaboorka Somaliland ee cusub,isla markaana xadhiga ka jaray xafiisyo cusub oo loogu tallogalay in lagu bixiyo E-passporkan cusub.

Munaasibad balaadhan oo xarunta laanta socdaalka Somaliland lagu qabtay ayaa lagu soo bandhigay saddex Baasaboor oo cusub oo ay Somaliland yeelan doonto, waxaanu madaxweynuhu sheegay inay xukuumaddu ka go’antahay inay dalalka caalamka ka dhaadhiciso sidii loogu taggi karo.

Taliyaha ciidamadda laanta socdaalka ayaa sheegay in 26 dal ay u ballanqaadeen in lagu tagi karo,isla markaana ay dalalka kale ee caalamkana ka dhaadhicin doonaan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Waran Cadde ayaa sheegay in Passporkan cusub ka kooban yihiin saddex nooc oo kala ah passporka Diplomat-ka, Passporka Shaqaalaha dawladda iyo Passporka dadka caadiga ah.

“Talaabadan maanta la qaaday waa mid horumar u ah Somaliland, Insha Allah waxaan rajaynayaa in lagu guulaysto oo dadkeena iyo dalkeenana anfacda, waxaanan leeyahay hambalyo cidkasta oo ka hawl gashay arintaasi” ayuu yidhi Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ka hadlayey furista dal ku galkan cusub ee ay Somaliland samaysatay.

Basboorkan cusub ayaa lagu bedelayaa kii hore ee Somaliland, waxaana hore loogu tagi jiray dalal kooban, haseyeeshee waxay madaxdu sheegeen in passporkan cusub ogolaadeen dalal kale oo badan.

 

2014910635459202051666635dsc_0445.jpg

2014910635459202320589983dsc_0453.jpg

2014910635459202600216719dsc_0454.jpg

2014910635459202853733129dsc_0457.jpg

2014910635459202933391978dsc_0462.jpg

2014910635459203272183848dsc_0487.jpg

2014910635459203338461575dsc_0485.jpg

2014910635459203543801364dsc_0509.jpg

2014910635459203685955151dsc_0516.jpg

2014910635459203825219314dsc_0530.jpg

2014910635459204134375982dsc_0548.jpg

2014910635459204275237038dsc_0540.jpg

2014910635459204400586293dsc_0568.jpg

2014910635459204649320488dsc_0563.jpg

2014910635459204735430573dsc_0551.jpg

2014910635459205016021109dsc_0566.jpg

 


Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· abdi on September 10 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>