Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Puntland oo ciidammo badan keentay Waqooyiga Gaalkacyo.

Wararka laga helayo Gaalkacyo ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu waqooyiga magaaladaas soo dhoobay ciidammo fara badan oo wata gaadiidka dagaalka, kuwaasoo deegaannada ku yaalla waqooyiga magaalada ka sameystay fariisimo.

Suxufiyiinta ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa soo sheegaya in goobaha ay ciidamadan soo gaareen ay ka billaabeen howlgallo lagu sheegay inay ku sugayaan ammaanka.

Wariyeyaasha ayaa soo sheegaya in ciidamadan loogu sheegayo kuwo looga hortagayo weerarro maamulkaas kaga yimaada dhinaca maamulk ay dariska yihiin ee Galmudug, kaddib markii Puntland ay dhawaan xirtay garoon uu ka dhistay Gaalkacyo maamulka Galmudug.

Maalmahan waxaa soo if-baxayay khilaaf xooggan oo u dhexeeyay Puntland iyo Galmudug, iyadoo Puntland ay ku eedeysay maamulka Galmudug inuu hub kala soo dago garoonka ay ka sameysteen duleedka Gaalkacyo.

Inkastoo maamulka Galmudug uu iska fogeeyay eedeytaas, ayaa haddana waaxay sheegeen inay jawaab ka bixinayaan go’aanka ay Puntland ku xirtay groonka diyaaradaha maamulka Galmudug, iyadoo aan jawaabta la ogeyn.

Saraakiisha ciidamada Puntland ayaan weli ka hadlin ciidanka faraha badan ee ay soo dhoobeen Waqooyiga magaalada Gaalkacyo, sidoo kaelna weli kama aysan hadlin arrintan maamulka ay dariska yihiin ee Galmudug.

Puntland oo ka carootay shir lagu dhisayo maamul ay yeeshaan Mudug iyo Galguduud ayaa xiriirka u jartay dowladda dhexe ee Somalia, kaddib markii ay mas’uuliyiinta maamulkan ku andacoodeen in la doonayo in deegaanno ka tirsan Mudug oo ay iyagu ka taliyaan lagu daro maamulka la dhisayo.

 

Hargeysa Online.Net

· ifraax on September 24 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>