Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Sarkaal ka tirsan ciidamada puntland oo xalay garoowe lagu dilay.

 

 

Magaalada Garoowe waxaa xalay saqdii dhexe lagu diley sarkaal ka tirsanaa Hay'adda Wadooyinka Puntland oo lagu magacaabi jirey Cabdirashiid Bulxan Boqor.Sarkaalka waxaa la toogtey abbaare 12:30 habeenimo xilli uu ku sugnaa meel u dhow Hotel Towfiiq oo ku yaalla bartanka magaalada Garoowe.Lama oga sababta loo diley sarkaalkaas iyo weliba cidda dilkiisa ka dambeysey, waxaase socda baaritaan xooggan oo ay wadaan ciidamada booliska iyo hay'adaha sirdoonku.Cabdirashiid Bulxan Boqor oo in muddo ah ku noolaa dalka Ingiriiska, wuxuu ahaa injineer mudooyinkii u dambeeyey la shaqeynayey Hay'adda Wadooyinka Punltand ee magaceeda loosoo gaabiyo PHA.Ammaanka magaalada Garoowe ayaa ah mid aad u wanaagsan, wuxuuna dilkani kusoo aadayaa maalin kadib markii uu Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas soo saaray digreeto uu ku mamnuucay hubka ay dadku sida sharci darrada ah u haystaan.Wixii kasoo kordha baaritaanka la xiriira dilka xalay Garoowe ka dhacay ee ay boolisku wadaan, wararkeena dambe ayaad kaga bogan doontaan.

Hargeysa Online

· ifraax on September 25 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>