Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gudoomiyaha wakiilada oo ka hadlay dib u dhaca kulankii Maanta.

Kalfadhigii golaha Wakiiladda oo maanta furmi lahaa ayaa dib loo dhigay muddo toddobaad ah si khilaafka xubnaha ka dhex jira dibadda loogu soo dhamayn lahaa.Shirgudoonka golaha Wakiiladda ayaa sheegay in sababta uu maanta dib uga dhacay ahayd sidi loo dhamaystiri lahaa hawlaha shaqo ee golaha, isla markaana loo soo samayn lahaa ajandaha kalfadhiga, haseyeeshee wararka aanu ka helayno xildhibaandda ayaa sheegay in dib u dhiga kalfadhiga uu yahay sidii dibadda loogu soo saxi lahaa murankii ka dhashay xeerka Diiwaangelinta oo la sheegay in wax laga bedelay.“Waxaa muddaysnaa in la furo Kalfadhiga 26-aad ee Golaha wakiilada Somaliland Maanta oo sabti ah,waxaanu Shir gudoon ahaan isla garanay in dib loo dhigo kalfadhiga muddo hal todobaad ah si loo dhamaystiro hawlaha Kalfadhiga la qabanayo iyo qorsheyaashiisa” ayuu yidhi Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlayey dib udhaca kalfadhiga.Mar la waydiiyey sababta dib dhaca ku keenay inay tahay khilaafkii golaha ku jiray ayaa ku jawaabay “Khilaaf baajiyay ma jiro laakiin,sidii aanu hawsha qorshaheedii u samayn lahayn ayuun baanu shir gudoon ahaan isla garanay in Afar maalmood dib loo dhigo,waxaanan idiin xaqiijinayaa in Kalfadhigu si caadi ah u furmi doono sabtida soo socota”Si kastaba ha ahaatee, kalfadhi aan caadi ahayn oo bishii hore aakhirkeedda la iskugu yimid ayaa dhaliyey buuq hadheeyey fadhigaasi, taas oo fadhigaasi qabsoomi waayey, waxaanay keentay in dib fasax kooban loo gallo, laakiinse maanta oo ahayd in si caadi ah kalfadhigu u furmo ayaa hadana dib loo dhigay muddo toddobaad ah, waxaana inta badan dib u dhigyadaasi keenay muran ka dhashay xeerka diiwaangelinta oo la sheegay in wax laga bedelay qaabkii markii hore loo ansixyey, isla markaaana xeer aan ahayn kii ay u ansixiyeen loo gudbiyey golaha Guurtidda, waxaanay xildhibaanadda muxaafadka ahi arrintaas wax ka bedelka ku eedeeyeen gudoomiyaha Golaha wakiiladda oo ay sheegeen inuu wax ka bedelay, haseyeeshee gudoomiyuhu wuxu sheegay in aanay waxba ka jirin, isla markaana aanu waxba ka bedelin sidii goluhu u ansixiyey. 

 

HargeysaOnline.Net

· abdi on November 09 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>