Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Nin Turki ah oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho.

Injineer u shaqeynayay shirkadaha Turkiga ee ka howlgala Muqdisho ayaa lagu dilay Qarax baabuurkiisa loogu xiray, kaasoo kula qarxay degmada Shibbis ee gobolka Banaadir. Ma jirto cid sheegatay inay mas’uul ka tahay dilkan, balse Al-shabaab ayaa dhowr jeer oo hore sheegatay inay mas’uul ka tahay dilal noocan oo kale ah oo lala beegsaday xubno dowladda ka tirsan, shaqaale haya’adeed iyo qaar ka mid ah suxufiyiinta ka howlgala Muqdisho. “Wuxuu ahaa Injineer qandaraasle ah oo la shaqeynayay hay’adaha Turkiga ee ka howlgala Muqdisho. Ma garanayno sababta loo beegsaday, laakiinse waxaa socda baaritaanno,” ayuu yiri Cabdullaahi Maxamed oo ka mid ah saraakiisha booliiska Soomaaliya. Sarkaalkan oo la hadlayay wakaaladda wararka ee AFP ayaa sheegay inuu Injineerka la dilay dhawaan kasoo laabtay dalka dibaddiisa, isagoo xusay in uu la shaqeynayay shirkadaha Turkiga ee caawiya dowladda Soomaaliya. “Gaarigiisa ayaa loogu xiray waxyaabaha qarxa, taasoo ku qaraxday isagoo socda, wuuna dhintay,” ayuu hadalkiisa ku daray sarkaalka booliiska Somalia ka tirsan ee la hadlay wakaaladaha wararka caalamiga ah. Dilkaan ayaa kusoo beegmaya xilli Injineer u shaqeynayay dowladda hoose ee Xamar oo sannado ka hor kasoo laabtay dalka Mareykanka, kaasoo howl dib u dhis ah ka waday magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa iyaguna sheegay in qaraxu ahaa mid xooggan oo inta badan xaafadaha ay ka kooban tahay Muqdisho laga maqlay, iyagoo intaas ku daray in gaariga oo dhan uu burburay, ruuxii watayna uu gaariyooday.

Hargeysa Online.

· abdi on November 28 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>