Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Barlamaanka Somaliya oo Eryey Raysal-wasarihii Somaliya.

Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa maanta oo Sabti ah kalsoonida kala laabtay ra’iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed iyo xukuumaddiisa, kaddib markii cod kalsoonida loo qaaday mooshin ka dhan ah ra’iisul wasaaraha oo baarlamaanka Somalia loo gudbiyay bishii hore.

 Mudanayaashii kulanka fadhiiyay oo tiradoodu ahayd 235 xildhibaan ayaa 153 ka mid ah waxay ogolaadeen in kalsoonida lagala laabto xukuumadda ra’iisul wasaaraha, halka 80 ay diideen in kalsoonida lagala laabto, iyadoo ay ka aamuseen laba mudane oo keliya. Natiijada codeynta ayaa waxaa ku dhawaaqay kaddib guddoonka golaha baarlmaanka federaalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in codeyntu ay tahay mid ansax ahna xukuumaddiina kalsoonida lagala laabtay.

 Guddoonka ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu muddo soddon casho ah kusoo magacaabo ra’iisul wasaarihii bedeli lahaa C/weli Sheekh, iyagoo sheegay in inta muddadaas ka dhiman ay xukuumaddu sii shaqeynayso. Mooshinka kalsoonida loogu diiday ra’iisul wasaaraha Somalia ayaa waxaa bishii hore u soo gudbiyay baarlamaanka 138 mudane, kuwaasoo ra’isul wasaraha iyo xukuumaddiisa ku eedeeyay inay howshii gudan waday. Ra’iisul wasaaraha kalsoonida lagala laabtay C/weli Sheekh ayaa isaguna horay u sheegay in mooshinka laga geeyay baarlamanka uu ahaa mid loogu daneynayo wasiir ay saxiibbo yihiin madaxweynaha Somalia oo uu ula jeeday Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed oo ah wasiirka garsoorka iyo dastuurka Soomaaliya. Si kastaba ha ahaatee, ra’iisul waasare C/weli Sheekh ayaa noqonaya ra’iisul wasarihii labaad oo kalsoonida uu kala laabto baarlamaanka Soomaaliya tan iyo markii xilka madaxnimo ee dalka loo doortay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud.


Hargeysa Online

· abdi on December 06 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>