Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Mudaneyaasha labada gole oo xil-ka-qaadistii Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee SL

Mudaneyaasha labada gole ee baarlamaanka (Guurtidda iyo Wakiiladda) ayaa ogolaaday xil-ka-qaadistii uu dhawaan ku sameeyay madaxweynaha Somaliland guddoomiyihii maxkamadda sare ee Somaliland, Yuusuf Ismaaciil Cali.

 

Fadhi wadajir ah oo ay maanta yeesheen labadda gole Baarlamaan ayaa cod loogu qaaday inay ogol yihiin xil ka qaadistii gudoomiyaha maxkamadda iyo in aanay ogolayn, waxaanay caqlabiyadda xildhibaanaddu u codeeyeen in xilka laga qaado, isla markaana taageereen soo jeedintii xilka lagaga qaadayey.

Sidoo kale, fadhiga oo ay kasoo xaadireen 128 xildhibaan, waxa ogolaaday in xilka laga qaaddo 80 xildhibaan, halka ay diideen 32 xildhibaan iyo 12 xildhibaanna oo ka aamusay, sidaas bay ansax ku noqotay xil ka qaadista gudoomiyaha maxkamadda sare.

Madaxweynaha ayaa dhowaan xilkiii ka qaaday gudoomiyaha maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil Cali, waxaana qoraal uu kaga dalbanayo fadhi wada jir ah usoo diray labadda gole baarlamaan, kuwaas iyaguna ka ogolaaday xil ka qaadistaasi madaxweynuhu soo jeediyey

 

Hargeysa Online

· abdi on April 25 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired