Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Barack Obama oo Booqashadiisii ugu Horreysay ku Tagaya Dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama oo lagu wado inuu bisha soo socota ee July booqasho ku yimaado xarunta Kenya ee Nairobi ayaa la sheegayaa inuu booqan doono dhammaadka bishan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

 

 

Booqashada Obama ee Addis Ababa ayaa noqonaysa tii ugu horreysa oo uu ku tago dalka Itoobiya isagoo madaxweyne ah, waxaana booqashadan ay ka horreysaa tan uu ku tegi doono dalka uu Aabbihiis kasoo jeedo ee Kenya. Obama ayaa mas’uuliyiinta Itoobiya kala hadli doona Waxyaabo ay ka mid yihiin, dar-dar-galinta kobaca dhaqaalaha, xoojinta dimuqraadiyadda iyo sidii sare loogu qaadilahaa ammaanka, sida uu sheegay Xoghayaha Warbaahinta ee Qqalka Cad ee Maraykanka. “Socdaalka uu Obama ku tagayo Itoobiya waa mid qayb ka ah booqashada uu ku tagayo Kenya, socdaannadana waa kuwo xiriir dhow la leh xoojinta xiriirka USA iyo Afrika,” ayaa lagu yiri warbixin kasoo baxday Aqalka Cad. Warbixinta ayaa intaas raacinaysa. “Booqashadan waa markii ugu horreysa oo uu madax-weyne Mareykan ah ku tago Itoobiya booqasho oo ay ku taallo xarunta ugu weyn ee Ururka Midowga Afrika. Waxaana waxyaabaha uu kala hadli doono Obama madaxda Itoobiya ka mid ah xoojinta Amniga.” Barack Obama ayaa lagu wadaa inuu booqashada Addis Ababa kaddib uu booqasho ku tago dalka Kenya oo uu aabbihii ku dhashay, halkasoo uu kaga qaybgeli doono shir looga hadlayo hal-abuurka oo lagu qabanayo magaalada Nairobi. Dhanka kale, Obama lagu wadaa inuu booqdo deegaankii uu Aabbihii ku dhashay, halkaasoo ay weli ku nool yihiin xubno ka tirsan Qoyskiisa oo ay ku jirto Ayeeyadii Aabbihii dhashay oo lagu magacaabo Sarah Obama. Ugu dambeyn, madaxweynaha Mareyanka Barack H. Obama ayaa intii uu xilka madaxnimo ee Marekanka hayay wuxuu booqday Dalalka ka mid ah kuwa Afrika oo ay ka mid yihiin; Ghana, Masar, Senegal, Tanzania iyo Koonfur Afrika. 

 

· abdi on June 20 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired