Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Puntland oo Mar kale Cafis u fidiyay Qofkii Al-shabaab ah oo isku soo dhiiba.

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay cafiskii ugu danbeeyay u fidinayso dagaal-yahanada ka tirsan Al-shabaab ee wali ka dagaalamaya buuraha Gal-gala ee gobolka Bari.

“Waad la socotaan waxaa in badan Puntland dhib ku hayay cadow Soomaaliyeed kan ugu dharbaaxada kulul waana Al-shabaab ,walina ciidamadeenu dagaal ayey kula jiraan ururkaas “ ayuu yiri madaxweyne Gaas oo la hadlayay boqolaal dadweyne ah. “Dabcan marar badan ayaan ku celceliyay, cid kasta oo diyaar u ah inay ka Tanaasusha fikirkan qaldan ee ka soo horjeeda Diinta Islaamka waxaan diyaar u nahay inaynu soo dhaweynno “ ayuu mar kale yiri madaxweynaha Puntland. Waxaa madaxweynuhu uu sheegay in muddo 30-cisho ah loo qabtay xubnaha ka tirsan ururkaas in ay isugu soo dhiibaan ciidamada Puntland, waxaana uu sheegay in dagaalo kala duwan oo dhex-maray Puntland iyo Al-shabaab ay guulo ku gaareen. “Ciidamada Puntland waxaan ka dalbanayaa in ay u fududeeyaan cid walba oo rabta in ay isa soo dhiibto oo aan laga hor-istaagin cafiskan “ ayuu mar kale yiri madaxweynaha Puntland oo sheegay in dagaal-yahanada Al-shabaab ay u badan-yihiin dad deegaanka ka soo jeeda. Ugu danbayn,C/wali Gaas ayaa ku goodiyay in marka ay dhamaato mudadan ay bilaabi doonaan dagaal xoogan oo ka dhan ah ururka Al-shabaab ee saldhigyada ku leh buuraha gobolka Bari ,waxaana dagaalo labada dhinac horey u soo dhex maray ku geeriyooday dad ka badan 50 qof.


HargeysaOnline

 

· ifraax on August 03 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired