Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maamul xumadda Dawladda Hoose iyo Boobka Dhulka oo Hargeysa Dhaxalsiiyey Dilal culus.

Bilihii ugu danbeeyey waxa soo kordhayey Dilalka qorshaysan ee ka dhasha Dhulka Galbeedka Hargeysa, kuwaas oo sababay inay ku Naf-waayaan Dad shicib ah iyo Askar ka tirsan Ciidanka Qaranka, kuwaas oo aan cidii gaysatay midkoo na gacanta lagu soo dhigin wali.


Dilalkan ayaa ka dhashay murano Dhul kuwaas oo ay xal ka gaadhi waayeen ama sii murgiyeen Hay’addaha Qaranka eek u shaqada leh, gaar ahaan Dawladda Hoose ee Hargeysa, taasoo iska daa inay kala saarto bilowga Dacwadaha dadka isku haysta’e madaxa isku sii galisa.

Habeen hore waxa ka dhacay duleedka Galbeed ee Hargeysa Dil uu gaystay nin ka tirsan dadka deegaanka, kaasoo Dilay Nin isla Deegaanka ah oo uu ka dhaxeeyey Muran ka dhashay Dhulka ay wada deegaan, hase yeeshee waxay wararku sheegayaan in muddo khilaafkaasi taagnaa Dawladda Hoose ee Hargeysina waxba ka qaban weyday.

Muranka iyo Dhimashada ka danbaysa ee ka dhalata Dhulka ayaa loo maaro la’yahay wallow in dhaweyd laga nastay, waxaana keena Dhaqaalaha la siisto dhulkaas oo sii kordhaya, halka Deegaanka Magaaladduna ka gaadhayo maalinba maalinta ka danbaysa dhul beereedka ku xeeran Hargeysa, kuwaasoo ay ka dhacaan Dilal kala duwan.

Ma aha dhacdadani mid Ugub ah, hase yeeshee muddo imika laga joogo dhawr bilood waxay Askar ka tirsan Ciidanka Booliisku ku dhinteen muran Dhul oo gaadhay illaa maxkamadaha, kaasoo xal loo waayey in si nabad ah lagu dhameeyo.

Dhacdooyinka soo noq noqday marka laga yimaado Qadarka Eebe waxa loo food saareeyaa maamul xumada Dawladda Hoose oo qaybta ugu weyn kaga jirta in dadku isku Dilaan marka ay waayaan wax kala saara oo sharciga ama caqliga wanaagsa ku dhex dhexaadiya.

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

 

· abdi on August 05 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>