Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maqaayadii ugu Horeysay oo Somali leedahay oo Magaalada New York laga furay.

Magaalada New York ee Dalka Mareykanka ayaa laga furay maqaayaddii ugu horreysay oo ay Soomaali leedahay, taasoo lagu magacaabo Safaari Somali Cuisine; waxay ku taallaa xaafadda Herlem ee New York.

 

Baarkan ayaa laga helaa cunnooyin Soomaalidu ay caanka ku tahay, kuwaasoo shacabka Mareykanku ay aad u jecel yihiin. Waxaana ka mid ah cunnooyinkaan; Baasto, Suqaar, Buskeeti, Shaah Soomali iyo is-barmuuto ama Liimo Balbeelmo.

Adres Piedrahita oo ka mid ah Ajaanibtii wax ku cunay Maqaayadan Soomaalidu leedahay ayaa ayaa sheegay inay ahayd markii ugu horreysay ee uu Maqayadan booqdo oo ka cunno cunto Soomaali; waxuuuna xusay inuu si aad ah ula dhacay cuntada Soomaalia.

“Cunnada aan ka cuney Safari Waxay ka mid tahay Cuntadii ugu Macaanayd ee aan abid cunay. Anigu maba filayn in Cunnada Soomaaliya ay tahay cunto sidaa u macaan,” ayuu hadalkiisa ku daray Piedrahita.

Ugu dambeyn, magaalada New York oo ah midd ugu weyn Magaalooyinka Mareykanka ayaa haddana waxay tahay magaalo ay aad ugu yar yihiin bulshada Soomaalida ah. Sidoo kalena uusan jirin deegaan ay Soomaalidu ku nool yihiin oo ku yaalla New York.

Si kastaba ha ahaatee, Soomaalida ku nool magaaladaas ayaa ku nool xaafaddo tirsan oo ku yaalla magaaladaas. Iyadoo baarkan ay noqonaysto middii ugu horreysay oo ay Soomaalidu ku nool fursad u helaan inay ku kulmaan.

 

· abdi on August 29 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>