Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxaan reernimo cid kula wadaagaa aan cabsida eebe ahayn.

Way og yihiin dhibaataday baday waanay qirsan yihiin inaanay wax soo saar la mahadiyo aanay lahayn,hadana way ka maarmi waayeen ugu yaraan waa u adress laysku garto,haa sidaa iskuma khaldamaan xitaa hadaad lacag b...uuran ugu durto xawaaladaha mid kamida la iskuma qabsado si toosa ayay ugu tagtaa ninkii ama qofkii loo diray iyo qoloduu ahaa ,waa faa'iidada ugu yar ee ay leedahay qabyaaladu,iyo inuu siduu eebe sheegay qofku kaga baydho muxrimkiisa,ama dhaxalka loo kala yeesho,
hadaba iyana waad dhugateen dhinaceeda kale waa mid aad u khasaare badan sidii rasuulkeenu sheegay maalin keliya ayay dadyow nabad u degay colaad iyo geeri gelisaa miyaanay markaa qudhun ahayn nebiguna sidaa daraadeed ina farin inaan ka dheeraano,inagoo og sidaa hadana malaa fahamkaa inaga qaldan,talow xaguu markaa fahamku ka qaldan yahay?bal eeg aan is waydiino nolosha intee inaga dhexaysa?inteese inoo kala gaara?.
Sidaan u noolahay waaa ii gaar aniga,waxaan quuto,sidaan u helo,waxaan ka soo shaqaysto,reerkayga ubadkayga iyo maamulkiisa,xitaa magacaygu aniguu ii gaar yahay mana jirto walaal adeer,qaraabo iyo qoys intaa ila wadaagtaa,anigoose og guud ahaanba dadka,iyo mujtamacba dhamaantii inaan la wadaago,biyaha,isbitaalada,iskuulada,jaamacadaha,wadooyinka,baliyada iyo dhamaan wixii bulsho dhex u aha sida maasaajidada i.w;m;waajbna ay igu tahay inaan u dadaalo horumarintooda,yaan hadana tola'ayeey uun maqlaa maalintay siyaasad timaado iyo doorashooyin,reer hebel iyo reer hebel, waxaan ugu sigtaa burbur iyo baab'a,mana helo wax ii dooriya oo aan faa'iido ama gaar iigu soo kordhaa,waxa keliya oo uu igu gaadhaa naftiisa,reerkaygana(qoyskaygana) kiisa ayaan ka hor mariyaa imana yaqaano beri,weliba waxaa taa ka daran markaa uu helo kursiguu doonayuu iga hoos baxaa oo uu nin qaran noqdaa,waxba may ahaateen hadaanu beel ahaan meesha iskaga haysan lahayne ileen waakii beelnimada ku yimide,waxaan uga socdaa siyaasi waa aafada kowaad ee Qaran beenaadkan aan markeliya runta cidina ka sheegin beentana lagu canqariyey qabiilkana lagu koriyey
kani waa ra'yigayga ninowna haygu dhibsan kaaga xor ayaad u tehee
wa bilaahi towfiiq maxamed yaasiin ilkacase
See More
mymnaleye@hotmail.com
         Belguim=========Antwerpen

· ifraax on August 30 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired