Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shan ka mid ah Kooxihii weeraray guriga Badha-saabka Gobolka Awdal oo gacanta lagu dhigay.

Ciidamada booliska Somaliland ayaa sheegay inay shalay galab gacanta ku dhigeen shan nin oo ka mid ah kooxihii weerarka ku qaaday guriga guddoomiyaha gobolka Awdal. “Ciidanka Boolisku markii falkaasi dhacay waxa uu galay hawl-gal balaadhan, iyadoo aanu dirnay ciidan xoojin ah, waxaanu helnay xog dhab ah raggii weerarkaan geystay ee askarta laayaay goob ay ku sugan yihiin. ciidanka Boolisku iyagoo fulinaya sharciga iyo nabad-gelyadda ay dalka uga masuulka yihiin, waxay kooxdaasi ugu tagteen goobtii ay ragaasi ku sugnaayeen, waxaana ciidanka booliska dhex maray dagaal. dagaalkaasi ka dib waxay ciidanka Boolisku gacanta ku dhigeen. shan xubnood oo mid ka mid ahi dhaawac yahay, laguna qabtay qori M16 ah iyo 26 xabo oo rasaas ah,”ayuu yidhi Taliyaha Boolisku Fadal. Waxanu intaas ku daray “Isagoo ninkaasi dagaalamaya ayaa gacanta lagu dhigay, waxaanu qiraal ku bixiyay inuu ka mid yahay raggii weerarka geystay. ILAAHAY ayaa mahad leh, Arrintani waa guul ciidanka Booliska Somaliland u soo hoyatay, waxaanan ammaan u soo jeedinayaa ciidankii hawl-galkan fuliyay gaar ahaan ciidankii hawlgalkaasi fuliyay sida saraakiisha, saraakiil ku xigeenka, alifleyda iyo dableyda ayaad iyo aad ayaan ugu mahad celinayaa waxaanan leeyahay waa naftood hureyaal iyo dal-jireyaal.” Dhinaca kale, waxaa rasaas ay rideen ciidamada booliiska wakhtigii laga darareey ciyaarta gobolada ee magaalada Boorama ka socda waxa ku dhintay wiil yar oo magaciisa la odhan jiray Ducaale Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim. Askarigii xabaddu kaga fakatay ayaa isla markiiba xabsiga loo taxaabay, waxaana arrintasi ka Hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska Yuusuf Cismaan Garas, waxaanu ka tacsiyadeeyey waalidkii dhalay wiilkaasi yar.

Hargeysa Online

 

· xaaji on October 08 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>