Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gabar Soomaali ah oo lagu kufsaday dalka Nauru oo la keenay Australia.

Axaddii shalay ayaa la keenay magaalada Brisbane ee waqooyi-bari ee Australia mid ka mid ah laba gabdhood oo Soomaali ah oo dhawaan lagu kufsaday xero dadka qoxootiga ah la geeyo, taasoo ku taalla dalka Nauru.


Gabadhan oo ku uureysatay kufsigii loo geestay ayaa dhawaan ka codsatay dowladda Australia in dalkeeda ay u ogolaato si ilamaha isaga soo rido. Maadama ay sharci-darro in ilmaha la iska soo rido dalka Nauru ayay gabadhani codsiga ugu dirsatay dowladda Australia.

Xukuuumadda Australia ayaa aqbashay codsiga gabadhan oo 23-jirka ah kaddib markii cadaadis siyaasadeed uu uga yimid shacabka iyo mucaaradka. Waxaana todobaadkii hore uu hogaamiyaha mucaaradka Australia, Bill Shortan dowladda ka dalbaday in si dag-dag ah gabadhan loogu keeno Australia si ay u hesho caafimaad deg-deg ah.

Sidoo kale, in ka badan 60,000 oo qof ayaa arji u qoray Ra’iisul wasaaraha dalka Australia si gabdhan loo keeno waddanka Australia; ayna u hesho caafimaad dag-dag ah.

Gabadhan oo leh uur 14-todobaad ah ayaan wax cunno iyo cabitaan ah afkeeda saarin tan iyo markii dhibaatada kufsiga ah loo geystay u bishii Ogoosto, iyadoo warbaahinta ay soo tabinayaan in 10-kg uu ka dhacday jirkeeda.

Qareenka gabadhan oo lagu magacaabo George Newhouse oo warbaahinta la hadlay kaddib markii gabadhan la keenay Australia ayaa yiri. “Hadda waxay joogta Australia, dowladana way ogolaatay in loo fidiyo caafimaad deg-deg ah.

“Waxay inaga codsatay inaan gaarsiinno inay u mahadcelinayso shacabka dalka Australia ee ka wal-walsanaa arrinkeeda, isla markaana taageeray codsigeeda. Sidoo kale waxay u mahad-celinaysaa ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka socdaalka,” ayuu yiri George Newhouse.

Dhanka kale, kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha Australia ayaa sheegay inay jiraan dhibaatooyin loo geesto dadka magan-galyo-doonka ah ee ku jira xeryaha qoxootiga ee Australia ay ka sameesatay dalka Nauru.

Wasiirka socdaalka dalka Australia, Peter Dutton oo eedeymahan ka jawaabayay ayaa yiri. “Weerar kasta oo loo geysto qoxootiga dalka Nauru ku sugan, si buuxda ayaa baaritaan loogu sameen doona.” Isagoo intaas raaciyay. “Dowladda Australia, ma damaanad qaadi karto nabad-galyada qoxootiga dalka Nauru ku sugan, balse wax ay dowladda Nauru kala shaqeyn doontaa sidii loo sugi lahaa nabadgalyada qoxootiga.”

Ugu dambeyn, dowladda Australia ayaa go’aan ku gaartay bartamihii sannadkii 2013-kii in dadka magan-galyo-doonka ah ee dalkaas kasoo gala dhinaca badda aysan siin doonin wax deggenaasho ah; balse ay u qaadayso xerooyin ku yaalla xeebaha waddamada Papua Guinea, Cambodia iyo Nauru.

 

Hargeysa Online

· xaaji on October 13 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>