Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Agaasimah guud waa wasarda arimaha gudaha A/samad maal oo hantidi wasrad ugu kaan bayn garaynaya biixi yoonis .

Dayaca iyo habacsananta maamulka wasaarad arimha gudaha iyo is nab fara badn oo ka jira ayaa waxa kala qaybsaday wasiirka arimha gudaha cali wardn cade oo asagu mashquul aad ugu ah ubax la beero halka dadkii ay dhimanayaa wax ay ku dhimanaayan aan la garaneen halka agaasimah guuudna u tafa xaytay sidii uuu lacgtiis ugu kaan bayn gareen lahaa biixi yoonis asagoo agaasime cabdi samad ahaa gurubka xirsi iyo samaale ee marka la soo gaabsho la dhaha CCI oo u taagan cilad iyo caano idho iska tuur  ayaa hataan u muqad in uu lacgta ku shuba bixi yoonis asgoo raba in uu wasarad sii joogo lagana kaxeeyo wasiir ku xigeenka cadare oo la keenay oo uu isleeyahy isha ku qabanayso 2 sacd muuse ah wasir iyo agasime guud ma heli karaa shaqalah wasard jooga aya yagu isk daalay markay arkeen ubaxa la beerayo iyo CCI aan xafiiskab soo xadireen waan meel uu hadheeyay musuqa iyo lacag ururusiga

wasiirka cali waran cade ayaa asgu waa uu xuskiisu joga oo qudha inta aad lacgta siinayso marhadii uu hawsha ad u waday uu kaag qato bushqad yar ee waraqad la isigu diro oo dhaqan u aha in lacag loogu soo duubo isma taqana isku soo wada duubo wasaradu waxy noqotay meel u muuqata xero cidan waxan la is waydiiya oo qudha maxa so baxay maxa yaala yaa shaqae qoray agaasimihi muu dhafay wasirkina wa maqan yahee ayamo  weeye noloshuye irsiqa ha iska xumeenina.

· ifraax on October 18 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>