Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Fadeexado musuq maasuq oo dul hoganaya maamulka Togwajaale.

Qilaafkii ugu adkaa ayaa  soo  kala dhex galay gudoomiyaha  wajaale  iyo gudida ganacsatada  qilaafkan ayaa salka ku haya kadib markii si rasmiya ay gudida ganacsatadu u shaacisay in ay bilaabayaan labada kiiloo mitir ee dhibta badan ku haysa shacabka ee tagta dhakhtarka wayn  ee magalada  hadaba waxa   xusuus mudan in uu Gudoomiye  shine uu si rasmiya uu ubalan qaaday in uu bixinayo qaadhanka uu maamul ahaan kaga qayb qadanayo wadada  balse muu dhabayn gudoomiyuhu  waxa uu  si cad u diiday in uu bixiyo lacagta uu hore u balan qaaday ee uu kaga qayb qadanayo labada kilo mitir  ee tagta dhakhtarka wayn  hadaba waxa xusuus mudan in ay dawlada hoose  ee wajaale oo   bilihii ugu dam beeyay ee carafada lagu jiray ay soo galayeen lacago  xad dhaafa oo lagu qiyaaso in yoomkii ay xooiaha ay ka soo xeronayeen yoomkii  ilaa shan IYO KONTON  milyan oo shilin soomaliland ayaa aan lagaranayn meesha ay lacagahaasi ay ku dhaceen  hadaba warar xogaala ayaa noo xaqiijay in dakhliga ugu badan ee  kasoo xerooda dagmada ayna sitoosa ugu dhicin qasnada dawlada  tiiyoo ay sikhaasa ay ugu tagri falaan maamulka dagmadu waana ta keentay  in uu gudoomiyuhu tahli kari waayo in uu bixiyo qaadhanka yare e uu kaga qayb qadanayo wadada tagta dhakhtarka  khilaafkan u dhaxeeya Gudoomiyaha iyo gudida Ganacsatada ayaa gaadhay in ay ganacsatadu tagaan madaxtooyada iyaga oo sicad usaluugsan maamulka uu kaw ka yahay gudoomiye adadn shine hadaba bulshada reer wajaale oo u han waynayd maamulka cusub ee dagmada ayaa sicad uga niyad jabay kadib markii ay noqdeen maamul fadhiida oo aan bulshada u shaqayn karayn oo gabi ahaanba ku fashilmay  adeegyadii arimaha bulshada  ee magaalada  hadaba gudida ganacsatada ayaa maaq u diray wasaarada arimaha gudaha iyaga oo ugu baaqay hadii waxa laga  qaban waayo gudoomiyaha magaalada in ay gabi ahaanba si rasmiya  ay u joojin doonaan wada shaqayntii kadhaxaysay maamulka magaalada iyo Gudida Ganacsatada  hadaba tiiyoo looga fadhiyay maamulkan cusub in ay halkaa ka siiqadaan masha riicdii ay hore u fuliyeen maamulkii ka ho reeyay ayaa iyagu noqday kuwo aan doonayn in ay  wax hour mara ay ka fuliyaan magaalada  balse doonaya inta ay xilka hayaan in ay ka shaqaystaan oo ay wax ka qabsadaan  halka maamulkii ka horeeyay  uu ku hamiyi jiray in uu hour mar ka sameeyo inta uu xilka hayo  waxa intaa dheer in uu maamulkani yahay maamulkii ugu liitay ee abid soo mara wajaale  waxana  susuus mudan in khilaafkan soo kala dhex galay Gudoomiyaha iyo Gudida Ganacsatada uu  uu yahay kii ugu cuslaa hadaba waxa laga dhul sugayaa bal sida ay talaabo uga qaado maamulkan fadhiidka noqday wasaarada arimaha guduhu geesta kale madax dhaqmeedka magaalada ayaa ugu baaqay xukumada dhexe hadii ay talaabo ka qaadi waydo gudoomiyaha magaalada in ay wixii ka dhaca ay iyadu masuul katahay   hadab waxa  laga dhuldugayaa  bal   sida ay u tix galiso dhawaaqa madax dhaqmeedka magaalada    

     wariye khaddar cabdi cabdilaahi    khadardhaylo1

· ifraax on October 18 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired