Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Waa inaan ilaalino anshaxa suuban ee Tartanka Dimuqraadiga ah.

Madaxweyne Axmed Max'ed Siilaanyo oo maanta dib ugu soo laabtay Hargeysa, yaa musharaxiinta xisbigiisa kulmiye u tartamaya ugu baaqay inay ka fogaadaan waxyaalaha wiiqaya wadajirka iyo caadifada, isla markaana sheegay inay ixtiraamaan xeer hoosaadka xisbiga iyo wixii dhaawacaya dimuqraadiyadda Somaliland.

 

Madaxweyne Siilaanyo iyo wafdigiisa oo muddo dalka dibaddiisa kaga maqnaa ayaa xusay inuu la kulmay madaxweynaha dawladda Ireland, isla markaana usoo bandhigeen sidii uu wax ula qaban lahaa qadiyadda madax banaanidda Somaliland.

Ugu horreyn, Siilaanyo oo ka hadlaya kulankii uu la yeeshay madaxweynaha Ireland iyo waxyaalihii uga soo qabsoomay. isagoo yiri “Waxaan ku faraxsanahay inaan dalkii ku soo nabad noqday. Waxaan kasoo laabtay safar shaqo oo aan ku tagnay dalka Ireland, waxaanu la kulanay hay’addaha iyo madaxweynaha dalkaasi oo na marti qaaday.”

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in madaxweyna dalka Ireland usoo bandhigay inay kala shaqeeyaan sidii Somaliland madax-banaanideeda u aqoonsan lahaayeen beesha caalamka, waxaanu xusay inuu hay’adaha samafalka ee wadankaasi ugu weyn la kulmeen.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa musharaxiinta kulmiye ku loolamaya ayaa sheegay in xisbiga si dimuqraadi ah loogu tartamayo, balse loo baahan yahay in la ilaaliyo xeerka xisbiga iyo wada jirka xisbiga.

“Sida aynu ka war-hayno waxaa foodda inagu soo haya doorashooyinkii, haddana waxaa taagan shirkii golaha dhexe ee Kulmiye. Sida dalka lagu yaqaano, dalku waa dimuqraadi, xisbigana waxaa loogu tartami doonaa si dimuqraadi ah oo loo siman yahay. Waxaan xisbiga iyo dawladdaba kula dardaarmayaa in la ilaaliyo midnimada qarannimada, wada jirka iyo anshaxa suuban ee tartanka dimuqraadiga ah, iyadoo la dhawrayo xeerarka xisbiga Kulmiye u yaala,” ayuu yiri Siilaanyo, isagoo raaciyay. “Waxaan guud ahaan dadka kula dardaarmayaa ilaalinta nabada iyo wada jirka,”

“Aniga ha la gaadho wakhtigeeda,” ayuu si kooban u yidhi mar wax laga waydiiyey inuu isagu mar labaad u sharaxan yahay xisbigiisa iyo in kale.

Si kastaba ha ahaatee, loolanka ka dhex jira xisbiga kulmiye ayaa keenay inay garabyo kala noqdaan, isla markaana wasiiraddii iyo xildhibaanadii kala taaageeraan afar musharax oo u taagan jagadda madaxweynenimada iyo saddex musharax oo iyaguna u taagan jagadda madaxweyne ku xigeenka, iyadoo la filayo in maalmaha soo socdana musharaxiin kale ku dhowaaaqi doonaan hankoodda madaxweyne ku xigeenimo.

Hargeysa Online

 

· abdi on October 19 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>