Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gudoomiyaha Degmada Tog wajaale ayaa xabsiga dhigay agasimihii waaxda dhulka .

Gudoomiyah Degmada Tog wajaale ayaa xabsiga dhigay AGasimihii waaxda dhulka iyo Joomiterkii dawlada hoose xadhigan labada masuul ayaa lagu sheegay in ay fasaxeen meelo  wado ah 
oo aanu maamulku la ogayn ay ku fasaxeen in ay guryo sharci dara ah ay ufasaxeen

dad shacaba  hadab mar aanu saaka buuqanay meelaha  ay sida sharci darada ah ufasaxeen ayaa ay indhahaygu qabanayeen in ay si sharcidara ah ay ugu tagri faleen  lacago laaluush ahna ay ka qaateen oo ay u fasaxeen guryahaa laga dhex dhisay wadada dhexdeeda  dhinaca kale mar aanu wax ka waydiinay xadhiga labadan masuul Gudoomiyaha Degmada ayaa noo sheegay in ay  sifo sharciga ka baxsan ay u dhiseen ama ay u fasaxeen in Guryo laga dhiso wadada dhexdeeda taasi ay keentay in manta xabsiga ladhigo agasimihii waaxda dhulka iyo  joomiterkii dawlada hoose ee wajaalewaax   hadaba waxa xusuus mudan in markii uu Gudoomiye cabdi saleeban xilka lawareegay uu uu balan qaaday in waxa ugu horeeya ee uu wax ka qaban doono ay ka mid ahaan donto wax ka qabashada bilicda magaalada ayaa uu durbaba kaga dhabeeyay isaga oo   maantaba wax kaqabtay waaxdii ugu musuqmasuqa badnayd ee intabadan  ay  bulshadu aad uga qaylinjireen iyaga oo hore uragaadiyey habsami usocodka hawlaha dawlada hoose ee magaalo ganacsiyeedka togwajaale  sababna u noqda isqaqabsiga dhulka oo ay muskilado kadhex abuuraan dadka jaarka ah ee wadadu udhaxaayse taasina keeeni jirtay in qofkastaaba wadada dhisto  sikastaba ha ahaate maamulka hada loosoo magaacaabay degmada oo ah ruugcaadaa  xeeldheere ah islamarkaana u kuurgala xaalada dhabtaa ee jirta isaga oo kormeer kusoo mara  kana warhaya  baahiyaha ka jira degmada  sidoo kale waxa xadhiga  labada masuul ee waaxda dhulka waxaa soo dhaweeyey bulshada reer wajaale iyagoo ku hambalyeeye gudoo miyuhu xilkiisa shaqo ee uu gutay fariinana udiray cidkasta oo sharciga iyo qaynuunka baalmarta in sharciga lahorgeeyo dacwadooda  xeer ilaalinta loo gudbiyo Qarankuna dhibane ka noqdo   

waariye khaddar cabdi cabdilaahiTogwajaale Somaliland  Tell 252634488306

· abdi on November 15 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>