Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shirkii looga hadlayay Doorashada 2016 oo lasoo Gunaanaday.

Shirkii looga Tashanayay Qaabka ay noqon doonto doorashada dalka ka dhici doonta sannadka 2016-ka ayaa goor-dhow lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeedka koobnaa toddoba qodob. Inkastoo shirkan inuu furmo ay muddo qaadatay, ayaa wax yar kaddib markii uu furmay la soo gunaanaday, waxaana qodobada laga soo saaray ka mid ah; in la sameeyo Aqalka sare iyo Aqalka hoose ee baarlamaanka, iyadoo la isku dheeli tirayo; qaabka lagu soo xulayana ay noqoto hannaanka 4.5-ka iyo hannaan deegaan. Sidoo kale, qodobada shirka laga soo saaray ayaa waxaa ka mid ah in shir kale la isugu soo laabto 10-ka bisha Jannaayo ee sanadka 2016, kaasoo lagu qabanayo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, kaasoo laga ambaqaadi doono shirka maanta soo xirmay.

Kulankan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa; madaxda dowladda Somalia, madaxda maamul-goboleedyada dalka, mas’uuliyiin ka socda gobollada Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan, xubno ka socday ururrada bulshada rayidka ah iyo xubno ka socday Beesha Caalamka.

Hargeysa Online

 

· abdi on December 17 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>