Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Khasaarihii Qaraxii Muqdisho ka dhacay iyo Al-shabaab oo Sheegatay

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 10-ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray qarax ka dhacay maanta duhurkii waddada Maka Al-mukarama ee Muqdisho, iyadoo la sheegay in qaraxan ka dhashay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay waddada dhinaceeda.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxan oo ay mas'uuliyadiisa sheegaetay Xarakada Al-shabaab uu qarxay iyadoo uu waddadaas marayay guddoomiyaha gobolka Galguduud, Xuseen Cali Weheliye [Cirfo], waxaana kasoo gaaray dhaawac fudud, waxaana sidoo kale dhaawac uu kasoo gaaray taliyihii ciidamada saldhigga booliiska ee degmada Waaberi, Cali Muuse iyo afar askari oo la socday.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay arkeen maydadka illaa shan qof oo goobtii uu qaraxu ka dhacay yaalla, waxaana sidoo kale qaraxan oo ahaa mid xoogan oo sharqantiisa inta badan Muqdisho laga maqlay ayaa burbur xoog leh gaarsiiyay dhismayaal ganacsi oo ku dhawaa halka uu qaraxan ka dhacay, iyadoo burburkii ugu xoogganaa uu gaaray dukaan weyn oo laga adeegto.

“Halka uu qaraxu ka dhacay waxay ahayd goob aad loo buuxay oo dhismayaal ganacsi ay ku yaallaan… dhimashada illaa hadda aan aragnay waa shan ruux, dhaawucuna wuu fara badan yahay, laakiinse khasaaruhu intaas wuu ka badan karaa,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan ciidamada booliiska Somalia oo warbaahinta la hadlay.

Al-shabaab ayaa sheegtay inay qaraxan ku weerareen saraakiil ka tirsan dowladda Somalia sheegtay qaraxyo ka dhacay Muqdisho, kuwaasoo lala beegsaday hoteello iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, inkastoo aysan jirin cid ay magacaabeen.

Sidoo kale, Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay meel ku dhow dhismaha Waaxda Socdaalka Somalia, gaar ahaan halka laga bixiyo baasaboorrada, inkastoo aysan jirin wax dhibaato ah oo qaraxan kasoo gaartay.

Hay’adaha Ammaanka dowladda Somalia ayaan dhankooda weli wax war ah kasoo saarin qaraxaan iyo khasaaraha ka dhashay, waxaana weerarkan uu imaanayaa xilli toddobaadkii hore isla Waddadaan muhiimka ah lagu dilay Qarax gaarigiisa loogu xiray mid ka mid ah saraakiisha hay’adda nabadsugidda Qaranka.

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Dec/wararka_maanta19-94218.htm#sthash.j3SPOV2F.dpuf

Hargeysa Online

· ifraax on December 19 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

More Programs>>>>