Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Boqollaal ka tirsan Al-shabaab oo ku dhawaaqay inay ku biireen Kooxda Islaamiga ah ee ISIS.

Tiro lagu qiyaasay 200 oo ka tirsanaa Al-shabaab ee Somalia ayaa la sheegay inay ballanqaadeen inay ku biireen ISIS oo ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Suuriya, ayna ka furteen Al-Qaacida. Joseph Boinett oo ka tirsan saraakiisha booliiska dalka Kenya ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AP, in kooxda ka goosatay Al-shabaab ee ku biiray kooxda ISIS/Daacish ay ka howlgalaan deegaanno ku dhow soohdinta ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya ayna laba weerar ku qaadeen Kenya labadii toddobaad ee u dambeeyay, kuwaas oo ay ku dileen hal askari iyo qof oo shacab ah degmada Mandheera-Kenya. “Kala qaybsanaanta Al-shabaab soo dhexgashay waa khatar kale oo dhinaca amniga ah oo soo foos-saartay Kenya,” ayuu hadalkiisa raaciyay Joseph Boinett, isagoo intaas ku daray in kooxda Al-shabaab ka goostay ee ku biiray ISIS uu ka mid yahay; Maxamed Kuno oo lagu naynaaso Gama-dhere, kaasoo uu sheegay inuu ka dambeeyay weerarkii horraantii sannadkan lagu qaaday Jaamacadda Gaarisa ee dalka Kenya oo lagu dilay 148-qof oo u badan ardaydii Jaamacaddaas wax ka baranayay. Al-shabaab ayaa horay wacad ugu martay inay kordhin doonto weerarrada ay ku qaadayso dalka Kenya, taasoo ay sabab uga dhigtay in Kenya ay kumannaan ka mid ah askarteeda u soo dirtay Somalia sannadkii 2011-kii, si ay Al-shabaab ula dagaalamaan. Sidoo kale, laba ruux oo u dhashay Mareykanka oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa ka goostay Al-shabaab iyagoo isku dhiibay xukuumadda Somalia horraantii bishan, kaddib markii la dilay saraakiil sheegay inay go’aansadeen inay kooxda ISIS ku biireen, iyagoo xubnahaan ay sheegeen inay ka baqeen in la dilo. Kooxda Boko Haram ee ka dagaallanta waddanka Nigeria ayaa bishii Oktoobar ee lasoo dhaafay sheegtay inay ku biirtay ISIS/Daacish, iyagoo ugu baaqday kooxda Al-shabaab inay ku biiraan Daacish intii ay kasii mid ahaan lahaayeen ururka Al-Qaacida. Ugu dambeyn, Saraakiisha Al-shabaab ayaa horay u sheegtay inaysan ku biirayn kooxda Al-shabaab oo ay kasii mid ahaanayaan Al-Qaacida, iyagoo sheegay inay gacanta adag ku qaban doonaan cid walba oo isku-dayda inay kala qaybiso Al-shabaab.

Hargeysa Online

  

· abdi on December 25 2015 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired