Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Turkish Airlines oo joojisey Duullimaadyadeedii Xamar ay ku tagi jirtey.

 

 

Shirkiadda Turkish Airlines oo ka mid ahayd kuwa Caalamiga ah ee Garoonka Muqdisho ku tegi jiray duullimaadyada joogtada ah ayaa markii u horreysay si rasmi ah maanta uga hadashay sababihii keenay inay joojiso duulimaadyadii ay ku tegi jireen Muqdisho, ka hor intii uusan dhicin Qaraxii diyaaraddii Daallo Airlines. Afhayeen u hadlay sharikadda Turkish Airlines, Yahya Ustun oo ayaa VOA-da u sheegay in in duulaamdyadii Turkish Airlines ee tagi jiray garoonka Muqdisho loo joojiyay sababo la xiriira Cimilada oo aan Wanaagsanayn. Sidoo kale, Yahya Ustun ayaa ka gaabsaday inuu biixyo Faahfaahin dheeraad ah, isagoo ka gaabsaday inuu ka jawaabto su'aalo ay VOA-du ka Weydiisay oo ay ka mid ahaayeen; inay jireen khataro ay ka baqeen iyo inay ka Warhayeen inuu Ruuxii isku Qarxiyay Diyaaraddii Daallo uu tigidh ka haystay diyaaraddooda. Diyaaradda Turkish Airlines ayaa waxay Duullimaadyo toos ah maalin walba ku tegi jirtay Muqdisho, Laakiin lama casho ka hor intii uusan Qaraxu ka dhacin diyaaraddii Daallo ayay diyaaraddu si rasmi ah u joojisay duulimaadyadii ay ku tegi jirtay Muqdisho. Ugu dambeyn, ilaa hadda ma jiraan warbixino dheeri ah oo ku saabsan sababta baaqashada Duullimaadkii Turkish Airlines ay ku tegi jirtay Muqdisho, iyadoo Mas’uuliyiinta Somalia oo horay wax laga weydiiyay isla arrintan ay ku gaabsadeen inaysan wax war ah ka hayn.

Hargeysa Online

· ifraax on February 10 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>