Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Salaaddiin loo Xir-xiray Dilka Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil oo la Toogtay.

Taliska ciidanka Booliiska ayaa sheegay inay ku daba-jiraan kooxihii dilay Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil ee Somaliland,

 

Col. C/risaaq Yuusuf Max'uud (Casayr) oo kooxo Hubeysan ay ku dileen shalay Deegaanka Biyoole oo Gobolka Saaxil ka tirsan. Ciidamada Ammaanka Somaliland, ayaa Arrintan u xidhay Salaaddiin iyo Cuqaal Gobolka Saaxil ka soo jeeda, kuwaasoo laga xidh-xidhay magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera. Afhayeenka ciidanka Booliska Gaashaanle dhexe Faysal xiis ayaa sheegay in dilka taliyaha qaybta Gobolka Sool ay ku baxeen taliyihii ciidanka iyo Ciidammo uu Hoggaaminayo, isla markaana ay gacanta ku soo dhigayaan dableydii ka dambeysay. “Taliyaha qaybta Col. Casar oo ku gudda jira hawlgal shaqo ayaa koox burcad ah dhexda u gashay kuwaasoo ku dilay Deegaanka Biyoole ee Gobolka Saaxil, Waxayna sidoo kalena u geysteen dhaawacay askarigii ilaalinayey, waxaana taliyaha ku wehelinayey Badhasaab ku xigeenka Gobolka Saaxil, Arrintaasna waxaa ku baxay Taliyihii Cidamada Fadal IImaan & ciidan uu hogaaminayo”ayuu yidhi afhayeenka ciidanka Booliska Faysal Xiis. Dilkaan ayaa lagu Xidhii-dhinayaa khilaaf ka dhashay dekad laga dhisayo deegaanka Ceel-Garde ee Bariga magaalada Berbera oo ay hore Koox hubaysani u weerareen, hase-yeeshee Heshiis qodobbo ah oo laga soo saaray Shir ay wada yeesheen Madax-dhaqameedka laba Beelood oo arrintu u dhaxaysay iyo dawladda oo goob-joog ka ahayd, heshiiskaasoo qodob ka mid ahi dhigayey in la joojiyo guud ahaan-ba dhismaha dekedaas, balse wararku waxay sheegayaan in dib loo billaabay. Ugu dambeyn, Dekaddan la doonayo in laga dhiso Ceel-garde ayaa Dadka Deegaanku isku haystaan, iyagoo qaarna doonayaan inay dhistaan qaar kalena ka soo hor jeedaan taas oo ka dhalisay muran baryahan ka taagtaa gobolka Saaxil.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on March 02 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired