Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Anaa yaaban!!!!! Qalinkii maxamed yaasiin maxamed

anaa yaaban dawladi waa qaran,waana hanyi lawada leeyahay cidna aanay gaar u lahayn,aa jaamacad ama iskuul ina bara dad badan oo aynaan aqoon u yeelaneen hadii ay gurigii hooyadood ay joogi lahaayeen,bal hada eeg,inta madaxwayne ay ina soo bartay,xildhibaan;wasiir,agaasime,maareeye,iyo xilalka faraha badan ee ay dawladnimadu ay wadato,waxa hadana yaab leh in dhamaan xilalkaas uu qofku soo doonto isagoo adeegsada odayaal,qansax,qaraabo,aqoon iyo wixii kaleba,markaa kadib magacaabistiisa iyadaa ina barta,sidaasoo ay tahay markuu reerkiisa qofkaasi dhex joogo malaha wax qiimo ah aan ka ahayn inuu reerkaa ka tirsan yahay,qof kasta oo dhintana eebe ayaa dila sarkaal iyo subeehiba,miyaaanay inaga ahayn ama aanay salaadiin,cuqaal,iyo cid u mudaharaadaba aanay lahayn kuwii shalay shilka ku dhintay,mayaway leeyihiin laakiin kuwaa waxaad aaminsan tihiin in ilaahay dilay,kuwana ay reer hebel dileen,waataa sirta keliya ee dhexdiina ka jirtaa,haa waa taa bal eeg imisa waalan oo nolol u baahan ayaa idinku dhex silcaya,markaasaad u tafa xaydateen dagaal iyo mid bed qabo dilkii kaasoo aan waxba idinka galabsan,bal eeg alle haw naxariistee cabdirisaaq miyaan aqaanay?yaa i baranay?maxaanse hada ku ogaaday inuu qoladaa ahaa,kuwii ka horeeyeyna sidoo kale,waxse keliya oo aan ogahay inay ahaayeen halyeeyo qaran cidkalena aanay qalad ku lahayn ee uu eebe oofsaday,kuna sababay mid u ehela oo ajasha ka dhameeya,waxse inoo eg oo kelya in sidii horeba u soo dhacday iyagana waajibkooda la mariyo,
waxaa jira qaar iyana aad uga ganacsanaya dhibaato ay daka geliyaan taasoo ay u ololaynayaan bal eeg karinnews yuu ahaa?waase kuma saaxilmedia group,eeg berbera online,burcoonline,mandheeranews iyo qaar kaloo badan,waxaad u baahantiin inaanu idinka ducaysano anagoo leh illaahaw naga soo qabo kuwan noloshayadii ayaanu hada uga baqaynaaye
sidani maaha waxaad sheegi jirteen inay xor tahay maaha warbaahin xora ee warbaahin xanafa tani waa odaya kaga dhawaajis caaqil sheegte suldaan sheegte iyo oday xume aad suuq u samayseen,waxaan la yaabanahay xageed joogteen maalmihii dagaalka ma jirteen colaadihii sokeeye,mase idiin qaban waayay dhabanku dhulka,walee hadaydaan ka dayn inaan click ta la haleeli doonin website yani la fadhiisan doonin internetna la quusan,intaaba nabadan aad la colowdeen ayaa lagu gaara,

· abdi on March 06 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>